Siid Abukar Axmed Sh: Abukar

0
Tuesday May 01, 2012 - 15:32:46 in Tahniyad by Xarunta Dhexe
  • Visits: 6114
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siid Abukar Axmed Sh: Abukar

    Hambalyo, Dhamaan maamulka, iyo shaqaalaha shabakada Warsheekh waxey hambalyo dhalasho oo farxad leh halkaan umarinayaan Aabe Axmed Sheekh Abuukar iyo Hooyo Sacdiyo Sheekh Cisman oo wiil ugu dhashay degmada Warsheekh ee gobolka Shabeelada Dhexe.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hambalyo, Dhamaan maamulka, iyo shaqaalaha shabakada Warsheekh waxey hambalyo dhalasho oo farxad leh halkaan umarinayaan Aabe Axmed Sheekh Abuukar iyo Hooyo Sacdiyo Sheekh Cisman oo wiil ugu dhashay degmada Warsheekh ee gobolka Shabeelada Dhexe.
Asxaabta direyso tahniyada oo kala ah.

1) Maxamud Sheekh Axmed yare (Nairobi)
2) C/raxman Sheekh Cabdulaahi (Muqdisho)
3) C/rashiid Maxamed Yuusuf (Sweden)
4) Maxamud C/llaahi (Mas'uul Sare) (Italy)
5) Abwaan C/kariin Galeyr (Switzerland)
6) Xuseen Cadaan Ibraahim
7) Maxamud Axmed Xasan (Xuurshe)
8) Jabriil Maxamed Nuur
9) C/raxman Sheekh Ciise

Dhamaan dadkani ayaa waxey tahniyad dhalasho farxad leh udirayaan Aabe Axmed Sheekh Abuukar iyo Hooyo Sacdiyo oo wiil ugu dhashay degmada Warsheekh taariikhda marka ay aheed 26/04/2012, iyadoo loogu wanqalay kutaabka soo siyaaday Siid Abuukar Axmed Sheekh Abuukar , waxanu leenahay hadii aanu nahay bahda Warsheekh Siid Abuukarow Noqo mid dadkiisa, dalkiisa iyo diintiisaba anfaca, AAAAAAAAAAAAAAAAMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIINNNNNNNNNNNNNNNNNNNNN


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip