Waxey dad badan oo aqoon u leh Sh.Awees ay rumeysan yihiin xitaa in Bur-burinta Qubuuraha ee AL-Shabaab ee Mashaayiiqdii Ummadda Soomaaliyeed Diinta soo barey uu ka dambeeyo Shiikh taas oo ay u soo xiganayaan marar badan laga soo xigtey Colaada xun uu u qabo firqo diimeedka "AhlU suna waljamaaca"
waxaa laga warhayaa inuu asaga ku beerey Deegaanada Qoys ahaan ka soo jeedo oo xarun ugu dhigey Kooxdaan waxaana taa daliil u ah Hogaamiyihii dagaalka ee kooxda Al-shabaab Marxuum Adan Xaashi Ceyrow lagu bartilmaameedsadey
Khilaafka isbaheysiga oo lagu kala tagey ayaa u sabab ah markii ay soo baxdey khatarta Al-shabaab ay ku soo wadaan Ummadda Soomaaliyeed markii uu ka diidey in laga hortago ay ka soo Qalab gurtaan Isbaheysiga Magaalada ASMARA oo Heshiis deg deg ah la galeen DFKMG ah oo ay iska soo horjeedeen si intey goori-goor tahay laga hortago khatarta Al-shabaab oo Cadaatey Dagaalkooda inuu ku saleys-neeyn iney" Soomaaliya iney ka kiciyaan Itoobiya balse ay tahay iney ka kacsadaan"
Sh.Xasan maanta ayeey heysataa Dabkii Fidnada ahaa oo ka Shidayey koonfurta wuxuu u rarey Qaraabadiisa oo ka dhigey Hal Haado iyo Hal Heybiyo iyo laba is Habaarto marka Soomaalida waxaa nalooga baahan yahay in aanan ku fiirsan walaalaha Reer Galgaduud Dagaalka ay cadowga kula jiraan oo loo gurmado khaasatan Firqada Ahlu suna wal-jamaaca in ay Horseed ka noqdaan Gurmadka hadii kale qolo walba meesha ay joogaan bey uga imaanayaan
Hawiye wa kaa Sh.Xasan Daahir Awees ku waana Qaata ninkii ka aamin-sanaa inuu yahay Hogaamiye ku Quuso kii aamin-sanaa inuu yahay wadaad xalaal ah ku Qanac ninkii aamin-sanaa wuxuu heshiiska u diidey iney tahay ITOOBIYA ayaa diidanahay ku quuso ninkii aamin sanaa inuu Dalka iyo Dadka waxa ka dhacayo Degmooyinka Guriceel iyo Dhuusamareeb,Godkii Dheeraa oo u Qodey inuu ku rido Soomaali Sh.Xasan iyo mujrimiinta AL-Shabaab ayaa ku hoobanayo .
wabilahi towfiiq
W/D.moalinm2us@yahoo.com
Mas'uliyada Qoraalka waxaa leh Qoraaga ku Saxiixan, Shabakada Warsheekh Kaalinteedu Waa Baahinta Ra'yiga xorta ah.. Mahadsanid
Ma doonaysaa fikirkaaga inaad soo bandhigto? U soo dir webmaster@warsheekh.com , soo raaci magacaaga oo buuxa, iska ilaali ereyo gef ku ah Diinta Islamka, Qabiil ama Qof.
Yaa Ku Beeray Alshabaab Gobolka Galgaduud (Faalo Aqriste)
Hordhac Waxaa la yiraahdaa GUD DHEER HA QODIN KU DHICI DOONTAA MA OGID Runta wey kharaartahay hadana waa lagama-maarmaan in la sheego kooxdaan AL-SHABAAB waxaa dhaley Sh.Xasan D.Aweys in ay heerkaan gaaraan asaga ayaa ka dambeeyo oo ku kobciy