HOGAAMIYE XARIGIISA LAGA XUMAADO (Qorme Aqriste)

0
Saturday January 03, 2009 - 20:33:29 in Maqaallo by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1239
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HOGAAMIYE XARIGIISA LAGA XUMAADO (Qorme Aqriste)

    Maalmihii la soo dhafay waxaa gacanta ciidamada ethiopia ku jiray geesiga kaliya ee ku haray lolanka siyasadee ee mudulood halyey maxamed cumar xabeeb (maxamed dheere)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maalmihii la soo dhafay waxaa gacanta ciidamada ethiopia ku jiray geesiga kaliya ee ku haray lolanka siyasadee ee mudulood halyey maxamed cumar xabeeb (maxamed dheere)

 

Waxaan ka xunahay xariga loo geystay gudoomiyihii gobalka banadir waxaana jira  dad badan oonan faham saneynin cida ka dan beysa xariga loogeystay iyo u jeedada laga leeyahay.

Waxaa gacan weyn ku leh rag ay siyasad ahaan iyo heeb ahaanba isu hayaan waa in marka hore garataan taas arintaas ayaana loo adegsaday ciidamada ethiopia ee jooga xamar hubka iiga dhig gacmaha iigaga qabo baa jirtee hurdaaayoo hurdada ka toos ee garo ujeedadaas hadii ay itoobiyaanka baxaan maxamed dheere oo hubkii sii heysta waa ogyihiin in aysan sii jooogi kari qurba joogta hada awooda is biday ee xamar.

Xariga Maxamed dheere wuxuu keenay in ay isku xermaan dhamaan bahdda wax garato ee beesha mudulood waxaana socdo hada shirar looga arin sanaayo sidii loo sii dey
 lahaay.

Waxaa Hada biloowday dhaq dhaqaaqyo looga dhiidhi haayo xarigaas foosha xun waxaa socdo diyaar garow banaan baxyo aanan kala joogsi laheynin kii ugu horeeyana waxuu ka dhacay muqdisho maalmaha soo socdana waxaa la sugayaa  banan baxyo ka  kala dhaca aduunka dacaldiisa,ma yara hoosha na sugeysa waxaana taladu tahay Maskaxdaada haku deeqdo (Timiri Laf Baa Kujirta)

bye Aweis Sheekh Mahamud

Mas'uliyada Qoraalka waxaa leh Qoraaga ku Saxiixan, Shabakada Warsheekh Kaalinteedu Waa Baahinta Ra'yiga xorta ah hasayeeshee mas'uul kama aha.. Mahadsanid

Ma doonaysaa fikirkaaga inaad soo bandhigto? U soo dir webmaster@warsheekh.com , soo raaci magacaaga oo buuxa, iska ilaali ereyo gef ku ah Diinta Islamka, Qabiil ama Qof.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip