Tacsi:Allaah Unaxariistee Waxa Muqdisho ku Geeriyooday Xaaji Maxamed Xasan (Maxamed Dheere)

0
Tuesday January 13, 2009 - 11:53:08 in Tacsi by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1284
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tacsi:Allaah Unaxariistee Waxa Muqdisho ku Geeriyooday Xaaji Maxamed Xasan (Maxamed Dheere)

    Allaah Unaxariistee Waxa Maalinimadi Shalay Magaalada Muqdisho ku geeriyooday Xaaji Maxamed Xasan oo Bulshada Soomaaliyeed utaqiinay (Maxamed Luunge).

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Allaah Unaxariistee Waxa Maalinimadi Shalay Magaalada Muqdisho ku geeriyooday Xaaji Maxamed Xasan oo Bulshada Soomaaliyeed utaqiinay (Maxamed Luunge).


Geerida Kutimid Xaaji Luunge ayaa waxa looga Tacsiyeenaa Dhamaan Ehelka Iyo Qaraabada oo ka geeriyooday Xaajiga Gaar ahaan Owlaada Xaajiga Qaasatan Hooyo Aamino Maxamed Dheere & Caruurteeda Sida Sahro Jimcaale iyo Dhamaan Reer Xaaji Waxana la leeyahay Samir iyo IImaan Allaah Idinka Siiyo, Inaa Lillaah Wa Inaa Ileehi Raajicuun .

Tacsida ayaa waxa Dirayo Dadka kala ah .

1. Sheekh C/raxman Sheekh Max’ed
2. Xaaji C/llaahi Sheekh Maxamed
3. Sheekh Da’ud Sheekh Maxamed
4. Sheekh Abuukar Sheekh Max’ed
5. Sheekh Cumar Sheekh Max’ed
6. Sheekh Cisman Sheekh Max’ed
7. Sheekh Cali Sheekh Max’ed
8. Sheekh C/qaadir Sheekh Maxmed
9. C/raxman Xaaji C/llaahi sheikh
Iyo Dhamaan Reer Sheekh Max’ed Sheekh C/raxman Ow Cumar  waxa Alle Uga Baryeen Marxuumka In Janadii Fardowso Eheed ka Waraabiyo

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip