INAA LILAAHI WAA INAA ILEYHI RAAJICUUN MARXUUM ( SH. ABUUKER HUWA...

0
Monday January 26, 2009 - 10:40:44 in Tacsi by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1246
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    INAA LILAAHI WAA INAA ILEYHI RAAJICUUN MARXUUM ( SH. ABUUKER HUWA...

    Waxgarad-kaan Soomaaliyeed ee isugu jira aqoonyahano dalka aad caan uga ah, siyaasiin, culumaa'udiin, nabbaddoonyo, suxufiyin iyo qeybo fara badan oo ka kooban bulshada Soomaliyeed qeyba-heeda kala duwan, waxaay aad & aad uga naxeen geeridii ku

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxgarad-kaan Soomaaliyeed ee isugu jira aqoonyahano dalka aad caan uga ah, siyaasiin, culumaa'udiin, nabbaddoonyo, suxufiyin iyo qeybo fara badan oo ka kooban bulshada Soomaliyeed qeyba-heeda kala duwan, waxaay aad & aad uga naxeen geeridii ku timid Allaha unaxariistee marxuum Sheekh Abuuker Sheekh Yuusuf ( Sh. Yuusuf Huwa) oo ku geeriyooday caasimada Soomaliya ee muqdisho taarikhdu markey aheyd January 23rd, 2009.

Allaha unaxariistee Marxuum Sheikh Abuker Sheikh Yusuf  ( Huwa) wuxuu xilal kala duwan ka soo qabtay Dowladdihii dalka Soomaaliya soo maray, gaar ahaan Dowladdii Militariga aheyd, wuxuuna ahay Siyaasi rug-caddaa ah,  sarkaal sare oo ka tirsanaa jiray Xooggii dalka Soomaliyeed, sidoo kale wuxuu ahay Sheekh-weyn oo aad looga yiqiin G/Sh dhexe ee jowhar, qaasatan xerada heer Sheekh Muuse Cigale.
 
Mas'uuliyiintaan kala duwan waxay Illahay uga baryaysaa  in uu  marxuumka ka waraabiyo jannatul fardowsa, dhammaan eheladiisii, qaraabaddiisii, qoyskiisii iyo qaranka Soomaliyeedna ka siiyo samir iyo iimaan. Aamiin aamiin aamiin.
 
Waxaa Tacsi gaar ahaaneed diraaya mas'uuliyiinta hoos ku tixan oo kala ah:
 
  1.  Dr. Ibraahim Macow Cusmaan ( Ghandi)
  2.  Dr. Xasan Cali Calasow
  3.  Prof. MukhtarCabdi Calas
  4.  Haji Mohamoud Ghedi Aw Hilowle
  5.  Dr. Cusmaan Mohamed Sheekh
  6.  Sheekh Cali Xuseen ( Jaras)
  7.  Dr.  Mohamed Ali Noor
  8.  Prof. Ali Jimale Ahmed
  9.  Islaw Ali Abdulqadir faqay
 10. Yasiin Abuker Cariif
 11. Khaliif Ahmed Ali Ulusow ( Dhagadheere)
 12. Prof. Noor Ali Ga'al
 13. Dr. Xasan Sabriye
 14. Dr. Bashiir Haji Iimaan
 15. Dr. Ahmed Islaw Mohamoud
 16. Prof. Muudey
 17. Haji Hussein Caadle
 18. Macallim Axmed Xalane
 19. Sheekh Moh'ud Sh. Abdi ( Roorow)
 20. Caaqil Daahir Siyaad Damey
 21. Dr. Mire Ali Siyaad
 22. Dr. Abdi Ali Macallim ( Faroole)
 23. Muhudin Hassan Ali
 24. Mahad Daa'uud
 25. Musadiq Sheekh Saa'id
 26. Caaqil  Xuseen Jimcale
 27. Drs. Faduma Ahmed Barrahow
 28. Mohamed Hassan Nurow ( Abdulle)
 29. Seynab  Ugas
 30. Caasha Yeberow
 31. Safiye Hassan Tifow
 32. Drs. Caasha Xasanley
 33. Dr. Sheikh Ali Hussein ( Jaras)
 34. iyo Maamulka Dugsiga Aden Adde ee
      Magaalada Rochester MN.


Wabillaahi Towfiiq
Dr. Sheikh Ali Hussein ( Jaras)
     Bacadle7@hotmail.com
     Rochester, MN.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip