Tahniyad Dhalasho farxad leh: Mukhtaar C/raxmaan Sh Axmed Yare

0
Tuesday January 22, 2013 - 17:48:06 in Tahniyad by Xarunta Dhexe
  • Visits: 6280
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tahniyad Dhalasho farxad leh: Mukhtaar C/raxmaan Sh Axmed Yare

    Annagoo ah Reer Xaaji Mukhtaar Waxaan halkaan hambalyo iyo bogaadin u marineynaa Aabe C/raxmaan Sh Axmed Yare (Saalis) iyo marwadiisa Luul Xaaji Mukhtaar oo taariikhda markey 15/01/2013 wiil ugu dhashay dalka Sweden gaar magaalada Gothenburg (G&Atild

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Annagoo ah Reer Xaaji Mukhtaar Waxaan halkaan hambalyo iyo bogaadin u marineynaa Aabe C/raxmaan Sh Axmed Yare (Saalis) iyo marwadiisa Luul Xaaji Mukhtaar oo taariikhda markey 15/01/2013 wiil ugu dhashay dalka Sweden gaar magaalada Gothenburg (Göteborg) wiilkaas oo loo bixiyey Mukhtaar C/raxmaan Sh Axmed Yare waxaana leenahay mukhtaar soo bar baar oo noqo kii dadkiisa, dalkiisa, Waalidkiisa iyo diintiisaba Anfaca Aaamiin Aaamiin Aaamiin.

Dadka diraya Hambalyada farxada leh oo kala ah:


Aabe Xaaji Mukhtaar Shiikh Muxidiin Celi
Hooyo Bintow Xaaji Xassan
Cabdulqaadir Xaaji Mukhtaar
Faduma Xaaji Mukhtaar
Maxamuud Xaaji Mukhtaar
Xalimo Xaaji Mukhtaar
Cismaaciil Xaaji Mukhtaar
Muxudiin Xaaji Mukhtaar
Jamiilo Xaaji Mukhtaar
Xafso Xaaji Mukhtaar
Hani Xaaji Mukhtaar
Caasho Xaaji Mukhtaar
Axmed Xaaji Mukhtaar
Ibraahim Xaaji Mukhtaar
Cabdicasiis Xaaji Mukhtaar
Nasro Cabdulqaadir Xaaji Mukhtaar
Samsam Maxamuud Xaaji Mukhtaar
Maxamed-Deeq Cabdulqaadir Xaaji Mukhtaar
Falis Maxamed Sheikh
Hani Maxamed Sheikh
Raaxo Shiikh Muxudiin Ow-Cali

Dhamaan reer Xaaji Mukhtaar iyo xaasaskooda iyo caruurtooda waxey tahniyad dhalasho oo farxad leh hawada u marinayaan Cabdiraxmaan Shiikh Axmed-Yare Shiikh Muxumud iyo Luul Xaaji Mukhtaar Shiihk Muxudin oo wiil ugu dhashay wadanka Swedan gaar ahaan Magaalada Gothenburg (Göteborg) taariikhda marka ey eheed 15/01/2013 waxaana loo bixiyey Mukhtaar Cabdiraxmaan Shiikh Axmed-yare waxeyna leeyihiin soo barbaar oo noqo kii diintiisa, dalkiisa dadkiisa iyo waalidkiis anfaco aamiin aamiin aamiin.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip