Xaajiyo Biyooley Sh: Ooyaaye oo Muqdisho ku geeriyootay.

0
Friday February 22, 2013 - 23:22:05 in Tacsi by Xarunta Dhexe
  • Visits: 2926
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xaajiyo Biyooley Sh: Ooyaaye oo Muqdisho ku geeriyootay.

    Allaah Unaxariistee waxa maalinimadi Shalay Magaalada Muqdisho ku geeriyootay Xaajiyo Biyooley Sheekh Ooyaaye oo aheyd qofki ugu dambeesay ee owlaada Shiikha caanka ah ee Sheekh Ooyaaye ee kuduugan magaalada Jowhar ee gobolka Shabeelada Dhexe.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Allaah Unaxariistee waxa maalinimadi Shalay Magaalada Muqdisho ku geeriyootay Xaajiyo Biyooley Sheekh Ooyaaye oo aheyd qofki ugu dambeesay ee owlaada Shiikha caanka ah ee Sheekh Ooyaaye ee kuduugan magaalada Jowhar ee gobolka Shabeelada Dhexe. Geerida kutimid Xaajiyada ayaa waxa la ogeysiinayaan dhamaan ehelka iyo qaraabada marxuumada meel kasta ee joogaan iyadoo sidoo kalena tacsi tiiraanyo leh hawada loo marinayo.

Dhanka kale waxa dhambaal tacsi ah soo gaarsiiyay shabakada Warsheekh qaar kamid ah culuma’udiinka Ahlusunah Waljamaac gaar ahaan qudubka Dariiqada Qaadiriya
Sheekh Axmed Sheekh Aweys.
Sheekh Qaasim Sheekh c/raxman
Sheekh C/raxman Sheekh Axmed Gable
Sheekh C/raxman Sheekh Muxumed
Shariif Axmed Shariif Abba Nuur
Iyo qaar kale oo fara badan oo dhamaantood si isku mid ah usoo gaarsiyay shabakada Warsheekh Tacsida Xaajiya Biyooley Sheekh Ooyaaye oo Muqdisho kugeeriyootay, Eebe haka waraabiyo Janatu Fardowso, ehelka iyo qaraabadi ee ka geeriyootayna samir iyo iimaan.

Inaa LIlaahi Wa Inaa Ileehi Raajicuun


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip