Tahniyada: Cali Cabdi Casiis & Fadumo Xaaji Axmed oo meherkooda kadhacay Muqdisho

0
Monday April 01, 2013 - 23:52:36 in Tahniyad by Xarunta Dhexe
  • Visits: 2257
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 1
  • Share via Social Media

    Tahniyada: Cali Cabdi Casiis & Fadumo Xaaji Axmed oo meherkooda kadhacay Muqdisho

    Gacal Iyo Xigaal idin wada farax, waxa hambalyo farxad aroos ah hawada umarineena hadaanu nahay Maamulka, Shaqaalaha iyo Aqristayaasha Shabakada Warsheekh Arooska iyo Aroosada xidiga iyo xidigta Al Caruus Cali Cabdi Casiis iyo Faadumo Xaaji Axmed o

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gacal Iyo Xigaal idin wada farax, waxa hambalyo farxad aroos ah hawada umarineena hadaanu nahay Maamulka, Shaqaalaha iyo Aqristayaasha Shabakada Warsheekh Arooska iyo Aroosada xidiga iyo xidigta Al Caruus Cali Cabdi Casiis iyo Faadumo Xaaji Axmed oo Xafladooda meherka kadhacday magaalada Muqdisho. Qaar kamid ah magacyada Maamulka iyo Shaqaalaha Shabakada Warsheekh

1. Maxamud Sheekh Axmed yare
2. Maxamud Cigale
3. C/raxman Sheekh Cabdulaahi
4. C/rashiid Maxamed Yuusuf
5. Maxamed Muuse Nuur (Deeq Darajo)
6. Nimco Maxamed Iimaan
7. Cabifitaax Hanis
8. Cabdicasiis Macalin Da’ud
9. Xuseen Sheekh C/raxman Xaaji Maxamuud (kaloore)
10. C/raxman Maxamed Macalin Da’ud (Shiine)
11. Jabriil Maxamed Nuur
12. Siid Cali Sheekh Axmed yare
13. Farxiyo Ladan

Dhamaan Asxaabtani waxey leeyihiin Cali iyo Faadumo noqda kuwa isku waara Ubad Kheyr Qabana kala hela Aaamiin ,


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip