Tahniyad Aroos: Max’ed Saciid Qasali & Fadumo Macalin Da’ud oo ku aqal galay magalada Umio ee Sweden.

0
Monday April 01, 2013 - 23:55:27 in Tahniyad by Xarunta Dhexe
  • Visits: 3498
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tahniyad Aroos: Max’ed Saciid Qasali & Fadumo Macalin Da’ud oo ku aqal galay magalada Umio ee Sweden.

    Bahda Shabakada Warsheekh oo isku duuban waxey hambalyo kal iyo laab ah hawada umarinayaan Arooska iyo Aroosada Max’ed Saciid Qasali & Fadumo Macalin Da’ud oo xafladooda Meher ee kadhacay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya isla ma

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Bahda Shabakada Warsheekh oo isku duuban waxey hambalyo kal iyo laab ah hawada umarinayaan Arooska iyo Aroosada Max’ed Saciid Qasali & Fadumo Macalin Da’ud oo xafladooda Meher ee kadhacay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya isla markaana ku aqal galay 22 bisha March magalada Umio ee Sweden. Qaar kamid ah magacyada Maamulka iyo Shaqaalaha Shabakada Warsheekh

14. Maxamud Sheekh Axmed yare
15. Maxamud Cigale
16. C/raxman Sheekh Cabdulaahi
17. C/rashiid Maxamed Yuusuf
18. Maxamed Muuse Nuur (Deeq Darajo)
19. Nimco Maxamed Iimaan
20. Cabifitaax Hanis
21. Cabdicasiis Macalin Da’ud
22. Xuseen Sheekh C/raxman Xaaji Maxamuud (kaloore)
23. C/raxman Maxamed Macalin Da’ud (Shiine)
24. Jabriil Maxamed Nuur
25. Siid Cali Sheekh Axmed yare
26. Farxiyo Ladan

Dhamaan Asxaabtani waxey leeyihiin Maxamed Saciid iyo Faadumo Macalin noqda kuwa isku waara Ubad Kheyr Qabana kala hela Aaamiin Aaaaaaaamiin,


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip