Suldaan Aweys oo tacsi udiray ehaladi Marxuum Coll, Shaatigaduud

0
Thursday April 04, 2013 - 22:28:34 in Tacsi by Xarunta Dhexe
  • Visits: 2373
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Suldaan Aweys oo tacsi udiray ehaladi Marxuum Coll, Shaatigaduud

    Suldaan Aweys Suldaan Maxamud oo kamid ah salaadiinta Soomaaliyeed ayaa waxa uu dhambaal tacsi ah oo udirayo umada Soomaaliyeed gaar ahaan ehelka iyo qaraabada Allaah Unaxariistee Coll Shaatigaduud uu soo gaarsiiyay Shabakada Warsheekh xili Suldaank

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Suldaan Aweys Suldaan Maxamud oo kamid ah salaadiinta Soomaaliyeed ayaa waxa uu dhambaal tacsi ah oo udirayo umada Soomaaliyeed gaar ahaan ehelka iyo qaraabada Allaah Unaxariistee Coll Shaatigaduud uu soo gaarsiiyay Shabakada Warsheekh xili Suldaanka uu kusugan yahay cariga dalka Australia. Bayaanka Tacsida ah ee Suldaan Aweys Suldaan Maxamud “ Suldaanka Beelaha Lixda Celli Cumar” uu soo gaarsiiyay Shabakada Warsheekh oo sidoo kale kuxusay aqoonta uu ulahaa marxuum Coll Xasan Maxamed Nuur (Shaatigaduud) oo uu xusay suldaanka in mudo aad udheer ee soo wada shaqeeyeen uuna ahaa shaqsi kusifoobay baadi goobka nabada Soomaaliya kulama dhowr ah oo xal nabadeed loogu raadinayay dalka Soomaaliyana ee iskala qeybgaleen.


Sidoo kale waxa baaqa Suldaanka kuxusnaa xubno Aqoonyahano ah oo la wadaagayo waxana kamid ah

1 Dr Maxamuud Ingiriid
2 Dr Jimacaale
3 Dr Hiraabe

Sidoo kale Tacsi tan lamdi ah waxa dirayo Dhamaan Maamulka iyo shaqaalaha Shabakada Warsheekh iyagoo Alle uga baryay Marxuumka in janadi Fardowso ka waraabiyo ehelki, qaraabadi iyo guud ahaan umada Soomaaliyeedna Samir iyo IImaan ,




Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip