Dhambaal Racsi oo Ka yimid Jaalliyada Mudulood Ee Aarhus–

0
Tuesday April 30, 2013 - 07:46:25 in Tacsi by Xarunta Dhexe
  • Visits: 3703
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhambaal Racsi oo Ka yimid Jaalliyada Mudulood Ee Aarhus–

    INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN Dhamaan Jaalliyada Mudulood ee ku dhaqan Magaalada Aarhus, Denmark waxay ayagoo ka murugeysan Geerida naxdinta leh ee ku timid Marxuum Ibraahim-Fitaax Xaaji Cumar Cossoble oo taariikhdu markay aheyd 29-04-2013

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN Dhamaan Jaalliyada Mudulood ee ku dhaqan Magaalada Aarhus, Denmark waxay ayagoo ka murugeysan Geerida naxdinta leh ee ku timid Marxuum Ibraahim-Fitaax Xaaji Cumar Cossoble oo taariikhdu markay aheyd 29-04-2013 ku geeriyooday Isbitaal ku yaala Magaalada Aarhus, ay si wadajir ah tacsi tiiraanyeysan ugu diraayaan dhamaan qoyska Reer Xaaji Cumar, Xaaska Marxuumka Yusra Xuseen iyo carruurtooda. Xubnaha Jaalliyadu waxay sidoo kale ayagoo ka tiiraanyeysan Geerida xanuunka badan ay qoyska marxuumka ka baxay leeyihiin geerida Ibraahim-Fitaax dhamaanteen samir iyo iimaan Allaha Waaxidka ha naga wada siiyo. Asagana qabrigiisa Ilaah ha u qaboojiyo, Kitaabkana gacanta midig Allaha ka siiyo, Aamiin, aamiin.

Sidoo kale waxaa Geerida Marxuum Ibraahim-Fitaax la ogeysiinaa dhamaan Ehelka, Qaraabada & Asxaabta Reer Xaaji Cumar Cossoble.
Dadka dhambaalka Tacsida diraaya waxaa ka mid ah:
Cabdulaahi Macalin Aybakar
Ibraahin Galooti
Xaaji Axmed Cumar Maxamed
Xaaji Axmed Weheliye Cadaawe
Xaaji Abuukar Cusmaan Koofurow
Oday Gacal
Xaaji Muxudiin Xasan Cali Saaqle
Daa’uud Xuseen Ciidangale
Cabdiraxmaan Xasan Lixaati
C/laahi Cali Axmed
Maxamed Xasan Doolow
Yuusuf Xasan Jeeggo
Sheekh Abuukar Sh. Xuseen Cadde
Mahad Cabdulle Siyaad Afqooje
Maxamed Maxamuud Dhiblaawe
Muxidiin Xaaji Cabdi
Maxamuud Macalin Ciise
Cabdi Axmed Owfuu
Xasan Cumar Gaab
Liibaan Xuseen Ciidangale
Daahir Cabdulle Butugeey
Daahir Ibraahim Waasuge
Khaalid Xuseen Ciidangale
Xasan Maxamed Hitiyoow
Yuusuf Cali Xaaji Faarax
Cabdulqaadir Biille
C/qaadir Calaajis
Saciid Jimcaale Raagge
Cusmaan Cali Caraale
Muuse Maxamed Waasuge
Xasan Cali Ciise
Nuur Cali Cabdi Hogaan
Maxamed Shiikha Muudey
Mahad Maxamed Xasan
Cabdixamiid Maxamed Xasan
Nuur Macow Maleele
Cumar Maxamed Abuukar
Saalax Aybakar Maxamuud
Cabdulqaadir Xasan Xuseen
Xasani Maxmed Cali
Cabdulaahi Shaacib
Ciise Ibraahim "Deboosito"
Ibraahim Nuur Cali Jimcaale
Cabeey Cali Ciise
Xasan Biikey
Cabdulqaadir Direey
Muxudiin Cali Tooxow
Cabdirisaaq Cabdulle Siyaad
Liibaan M. Hitiyoow
Shiikh Xuseen Kumburaale
Maxamed Celiyoow


GEERIDU WAA XAQ
By Daud Ciidangale

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip