Tacsi Allaah Unaxariistee Xaaska madaxweyne Cali Mahdi oo geeriyootay

0
Tuesday May 28, 2013 - 18:37:31 in Tacsi by Xarunta Dhexe
  • Visits: 2255
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tacsi Allaah Unaxariistee Xaaska madaxweyne Cali Mahdi oo geeriyootay

    INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAJICUUN!! dhamaan maamulka iyo shaqaalaha shabakada Warsheekh Waxey tacsi tiiraanyo leh u dirayaa,Madaxweynihi hore ee Soomaaliya mudane Cali Mahdi Maxamed iyo dhamaan qoyska iyo qaraabadii eey ka geeriyootay xaaskii

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAJICUUN!! dhamaan maamulka iyo shaqaalaha shabakada Warsheekh Waxey tacsi tiiraanyo leh u dirayaa,Madaxweynihi hore ee Soomaaliya mudane Cali Mahdi Maxamed iyo dhamaan qoyska iyo qaraabadii eey ka geeriyootay xaaskiisa NUURTO XAAJI , waxaan ilaaheey uga baryayaa in uu jannadii fardowso ka waraabiyo NUURTO XAAJI, dhamaan qoyska oo dhan iyo qaraabadda, sokeeyaha iyo Soomalida ay ka dhimatayna samir iyo iimaan ka siiyo, AAMIIN YAA RABI. Sidoo kale waxa tacsi tan lamid ah dirayo qaar kamid ah waxgaradka Soomaaliyeed ee kunool magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

  1. Sheekh isman Sheekh Muxumed
  2. Axmed Maxamed Muuse (Hoosweyne)
  3. Dr cabdulaahi Socdaal (Dr Anwar)
  4. C/raxman Celiyow (Gurey)
  5. Maxamud Sheekh Axmed Yare
  6. Maxamud Bolonyo
  7. Siid Cumar Sh: Maxamed Sh: Axmed Gabale
  8. C/raxman Maxamed Cali
  9. Sheekh Isxaaq Xaaji Muuse
  10. Maryan Cali Maalin Hiraabe
  11. C/raxman Xaaji Cabdulaahi
  12. Cabdiraxman Cabdulaahi Boote
  13. Cabdiraxman Cabdulaahi Macalin
  14. Muuse Xaaji Buubaal
  15. Cumar Sheekh Axmed Yare
  16. Cabdicasiis Macalin Da'ud



Inaa Lillaahi Wa Inaa Ileehi raajicuun
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip