“Sir Culus”, Aqri qodobada Xasan Daahir Damacsanaa ee Fashilmay!!
Kadib Xuuraansi dheer oo aan sameenay ayaa ugu dambeenti waxaanu jecleesanay in aqristayaasheena daaha uga qaadno sheekada dooda badan dhalisay ee la xiriirta wadaadka Sheekh Xasan Daahir Aweys.
Kadib Xuuraansi dheer oo aan sameenay ayaa ugu dambeenti waxaanu jecleesanay in aqristayaasheena daaha uga qaadno sheekada dooda badan dhalisay ee la xiriirta wadaadka Sheekh Xasan Daahir Aweys.
Khilaafka al shabab soo kala dhex kalay ka su koow waxaa soo if baxaya in dadka qaar kood ay xa xoog badisay caadifada hadii aad fiiriso sida wax u dhacayaa markii Xasan Daahir la keenay muqdisho kadib.
Waa kheylida orgaga ka weyn, xasan waa danbiile Somali oo dhan danbi ka galay iyo aduunka, waxaase su,aashu tahay dadka qeyla-dhanta wada maxaa ka qasaray hadii la qabtay oday dinbiila ah?
Odayashu waxey doonayeen in xasan dahir mashruuc aan dhaman uu noqdo.
1-guriga la dajinayo xasan dahir waa in laga kireyaa dowladda 2-in ilaaladiisu noqdaan ciidamo beeleed ku heybah xasan dahir 3-in kharashka ku baxayo ilaladiisa ay maalin walbo bixisho dowlada 4-in xasan loo fidiyo cafis ka dibna lagu warejiyo awood u gar ah 5-in xasan dahir loo aqoon sado halyey shabab intii ka hartay keeni kara
Qodobadaas oo dhan waxaa ku fahmay dowlada ka dibna ka qadatay go,aan ka hada meel marka ah ee gacantooda looga bixiyay,
Dadweynaha lagu qaldayo waa wareeyda hadii ay ogaan lahayeen sida xaalku yahay maba ay san ka hadleen xariga wadadka waayeelk ah, tan labad dagalkii ka dhacay kismanyo waxaa ka dhashay in kooxdii laga adkaday ay ku baqaan dagaal ka dhan ah dowladaha diriska ah.
Hogaamiyaha hada ku jira gacanta dowlada somaliya, dadka hada jahawarerka ku wada shacabka ayaguna ma waxey ku baaqi doonan dagaal lala galo dowladaha ciidamadoodu joogaan Somalia iyo ciidamada dowlada somalieed, bal la arki doonee halka ay ka bilawaan hadafkooda fowdada ah.
W/D: Cabduqaadir
Wixi fikir ah ugu soo hagaaji E-mail: qubanaha@hotmail.com