Tacsi : Allaah Unaxariistee Gudoomiyihii Golaha Midnimada & Badbaadada Beesha Mudulood, Xuseen Max’ud (Karar)

0
Wednesday July 30, 2008 - 12:03:28 in Tacsi by Xarunta Dhexe
  • Visits: 2468
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tacsi : Allaah Unaxariistee Gudoomiyihii Golaha Midnimada & Badbaadada Beesha Mudulood, Xuseen Max’ud (Karar)

    Allaha unaxariisrtee Gudoomiyhii Golaha Midnimada & Badbaadada Beesha Mudulood Xuseen Maxamud (karar) oo Magaalada Muqdisho ku Geeriyooday. (inaalilaah wainaa ilayhi raajicuun)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Allaha unaxariisrtee Gudoomiyhii Golaha Midnimada & Badbaadada Beesha Mudulood Xuseen Maxamud (karar) oo Magaalada Muqdisho ku Geeriyooday. (inaalilaah wainaa ilayhi raajicuun)


Goluhu wuxuu umadda Soomaaliyeed uga tacsiyayanaa geeridee ku timid Gudoomiyihii Golaha Midnimada iyo Badbaadada Beesha Mudulood gaar ahaana eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday waxaana ilaah looga baryaa in uu  Samir iyo Iimaan ka siiyo Isagana Janadi Fardowso eheed Alle Ka waraabiyo.AAmiiin, Inaa lilaah Wa Inaa Ileehi Raajicuun.

Waxa tacsidaan Diraayo Mas’uuliyiintaan Hoos ku qoran .

1- Maxamed Shiikh C/laahi
2- C/qadir Xasan Dolow
3- Xali C/lle Qeylshe
4- C/weli Maxamed Maxamud
5- Maxamed Socdaal Wardheere
6- c/raxmaan Cali Axmed
7- Maxamed Ibraahim Cali
8- Shiikh Maxmed Sheikh Abuukar
9- Sheikh Xasan Cali Xuseen
10- Faadumo Maxmed Cali
11- Caasho Cali Axmed
12- C/kariin Xuseen Cali


 

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip