Jawaab celin ku jeeda Cabdulqadir Oromo (Qormo Aqriste)

0
Thursday February 19, 2009 - 20:33:50 in Maqaallo by Xarunta Dhexe
  • Visits: 13306
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jawaab celin ku jeeda Cabdulqadir Oromo (Qormo Aqriste)

    Markahore Allaa mahadleh markaxiga nabadgelyo korkiisa ha ahaato Nabigeyna scw intaas kadib waxan rabaa in aan kajawaabo ama aan saxo maqaal kusoobaxay webka dayniile 12/2/08oo ow qoray Abdullqaadir oromo inkastoo aan ogahay Oromo in ow xog ogaal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Markahore Allaa mahadleh markaxiga nabadgelyo korkiisa ha ahaato Nabigeyna scw intaas kadib waxan rabaa in aan kajawaabo ama aan saxo maqaal kusoobaxay webka dayniile 12/2/08oo ow qoray Abdullqaadir oromo inkastoo aan ogahay Oromo in ow xog ogaal uyahay wixi somaalia kadhacay intooda badan hadana waxamuuqata in aanow xaqiiqda kahadal laakiin ow kahadlay sida eey asaga latahay amaba xataa lagayaabo in ow xaqiiqda sida eeytahay si aan aheeyn iskudayay in ow uga faa,iideeysto sikasta oo, ula jeedayba waxa aan rabaa iniga oon qoraaga waxa ow qoray waa wada qaldanyihiin leheeyn hadan waxyaaba ow kategay in aan xusuusiyo waxyaaba ow khldayna aan saxo dabacan waxa aan saxayaahi waa waxa aan ogahay ama aan goob jooga u,ahaa laakiin waxyaabaha qaar kujiray maqaalkiisa oo,aanann anigu xog ogaal u,eheeyn kamahadli doono hadii alle idmo:


waxan rabaa qoraaga. in aan xusuusiyo horta waxa dagaalay wexey ahaayeen Madarkicis iyo Mudulood halka aad katiri waa abgaal iyo Madarkicis waa qalad taasi waa kaa saxaa tanakale waxaan aad kusheegtay Yamyam iyo qadaad weyn, oo ceeydiid sookexeeystay si ow mudulood ugu xasuuqo inta aan ogahay Mudulood waxa kaliya ow ogyahay waa in eey walaakii Madarkicis iyo asaga sheeydaan iskudiray.

Ceeydiid wixi ow doono hawato .Waxlayiri sacabaa tisxi geeska kafuulay subax maalinti oo dhan markai ow saaraa ayow yiri maqribki iska keey cafi saci waxa ow yiri maxaad iga haleeysay maanta dhan ayaan geeskaaga saaraa ayow yiri tixsigi .sici waxa ow yiri kumaba ogeeyn

Marka, yam yamtaas iyoqadaad weyntaas Mudulood kama warqabin waxa kale oon rabaa in aan kaasaxo mudane in Mudulood Cuqdad uhaayay walaalkiis Madarkicis sida adigu aad sheegtayna ow Amxaaro ku,aarsaday waa kaxumahay runti waana arin melkadhac ah hadii aanku hormaro cuqdada aad sheegtay in mudulood madarkicis uqabo waxan rabaa in aaney jirin in aan adiga oo og kuusheego walaal markahore Mudulood iyo Madarkicis isma maagin ee waxa ismaagay labanin oo labadooda kadhalatay wexeyna ahaayeen Ali Aydiid, allah unaxariistee sidaas darteed maahin in aad kadhigto colaad labad beelood waxsoo jireen ah amaxataa eey ayagu beel ahaan isumaageen xaashililaah) dhalashana aygaa isladhashay waxyaabaha somaalidu kudirirto oo biyaha iyo daaqaana iskumadilin weligood waayoo intabadan deegaankoodu waakala fogyahay waxadagaalkaas dhaliyana arima siyaasadeed ayeey ahayeen naceeyb qabiil maaheeyn, taas aan halkaas uga gudbo.

Waxan rabaa in aan colaadi afarbiloodki cuqdad habargidirnimo iyo Mudooldnimo ahi in aaney jirin waxan rabaa walaal adiag oo og in aan kuu sheego waatii raghabar gidir udhashay oo ceeydiid khilaafay ood adigu kamid eheed oo cakaara labaxay iyo rakale oo ayaguna Muduloodaha eey Madiina kumidoobeen ana eey iska xigsadeen Muduloodki kale iyo Madarkicski kale sida aan ogahay adigu waxa aad kamid eheed kooxdi cakaaro waxankaxumahay adiga oo ilaa heerkaas xaqiiqda og hada in aad tiraa cuqdad ayaa Mudulood uqabay walaakiis Madarkicis. waayoo waaba lagasoo gudubay Mudulood iyo Madarkicis tanakale mudane mawaxad ilaawsantahay in Xuseeyn Ceydiid oo aabihii Dhaxlay iyo Aligi eey aabihiida gaaleen ineey kuheshiiyeen lagudoomiye Gobalka Banaadir masa waxad ilaawsantahay in Cusmaan Caato iyo Muuse Suudi eey kahoryimaadeen intaas oo dhan waxa eey daliil utahay mudane waxad aad sheegee in aaney sal iyo raad leheeyn hadaba bal aan usoo noqono Dowladii TFG waxan filayaa hadii aanan khldaneeyn Mudulood iyo Madarkicsiba xubna iskumid ah ayeey kulahaayeen, hadaba ethiopia ma Mudulod ayaa kamasuulahaa ama,xataa hadii sidakale loo dhigo mudulood in eey uhiiliso miyeey utimaid halakaas aan waxyar geliyo waa muhiim saaxibkeey Oromo in aan xusuusiyo xataa xiligi Ali iyo Ceydiid dagaalayen Melez Zanaawi Ceeydiid ayow garabsiinayay waxan xusuustaa safiir ayaa ujoogay kofurta Mogdisho ninkaas magiciisa waxa ladhihijiray Yamani xataa waxa afduubtay dhaawacayna maleeshiya katirsaneed maleeshiyooyinka Jinanaka waana ladhaawacay laakiin marki danbe waa laga siidaayay marka intaas waxan ugusoo derayay xususin wxayaabaha dhacay ayeey kamid eheed xataa waxa jiray xiliyadaas gabay ow tiriyaya ningeela faruur layiraa oo runti aan gabay ninweyn eheeyn oo waxoogaa caadifad fogaatayi kamuuqatay ninkas gabagiisi waxa kamidahaa (Abgaal faramayara oo hawiye wow filroonyahay dameerki faleryha lahaa fiid hakiciyaan faataxana hanoo soomareen kama fileyn hiile waxa ujawaabay nin asaguna Mudulood ahaa waxan kaxusuustaa Jawabti,waxa kamid ahaa Faataxdu diinteey utahay furihi koobaade sideey faanjiryahow daalunkaa kuula fududaatay marka mudane iska dhaaf xaga awooda ee xataa xaga suugaanta waa lagudagaalamay hayeeshee sida adigu aad udhigtay maah oo,aad tiri Mudulood ciil madarkicis ow uqabay ayow ethipoia ku,aarsaday taas marka aan halkaas uga gudubo mudane ethiopia Mudulood makensan ee waxa keensaday Abdullahi Yuusuf mudane aan kuxusuusiyo, Mooshinki ethiopia lagukeenaayay wadanka waatii baarlabaanku isugu gacan qaaday ogow ragaa dhiig kudaadashay hotelki xildhibaanadu kudagaalameen sida aan shaashadaha ka aragnay waaloogabadanaa madarkicis waana in aad xususnaato inrag xabsiga eey Dwolada Keenya, oo Abdullahi Yusuf garabsiineysay Muse Sudi yalaxow iyo ragkale oo mudulood aha xabsiga udhigtay waa kaxumahay in aadan xataa marna soo hadalqaadin ragi Mudulood ahaa ee xabsiga ugalay qadiyada ethiopia oo ragaas hada aan soo sheegay kamidyihiin iyo xataa Xaaji Abdi Imaan waxa kale oon kaxumahay in aadan sooqaadain ragi madarkicis udhashay ee qaarkood eey kasooyeertay ethiopia halpassapor ayaan wada qaadaneeynaa iyo wasiirki gudaha ee shaqadiisi koobaad kabilaabay. in dadka asagu ow kadhashay ee barkacay aan mucaawina loo geeyn laakiin Aaad Ali Geedi iyo salaad jele kaaga dhegtay Dabcan anigu madifaacaayo waayoo waxanba ahaa shaqsigi koobaad ee rediyaya hadalki Hotel laf weyn kaligeeyna maah maalinti shirka lafweyn laqabtay maalinti kuxigtay ayaa Mudulood shir iskuguyimid kuna radiyeen hadalada aan uqalmin umad dhan oo islaam ah in mageceeda rag sheeganaaya yiraahdaan waxn taageersanahay xasuuqa Ethiopianku kuhaayaan shacabka, dabacan waxa aanu ridinay waxa eey ahaayeen sheegashada magaca qabiilka laakiin fikirkooda iyoshaqada eey Ethiopiyaanka ugu adegayeen waxa eey laqeebsadeen rag badan oo beesha Hawiye udhashay weliba saaxibkeey Oroma laheeyba ah laakiin waakaxumahay inow ragi isku shaqada ahaa kala saaro islamarkaasna ow yiraa mudulood amxaaro ayow ku aarsaday dbcana amxaarada waxa keensaday Dowladi A/hi Yuusuf, waxana lawada ogayahay in aanow qabiilsomaliyed oo- kamaqnaa anow jirin waxabase hadal aad uliita ah in qabiil dhan wax xun loosifiyeeo qabiil wada xumi majiryo mid wada fiicanina majiryo waxasa jira shaqsiyaad fiican iyo kuwa xun hadii ey Geedi iyo salaad shaqadooda iyo fikirkooda eey ka hadleen wexa eey kala midyihiin ragi madarkicis ee kamid TFG laakiin in aad kala saarto waa cuqdad adiga beel ahaan kuugujirta,

akhristow ball hadii aad xog ogaal u,eheed wixi dhacay balcabairka qoraaga iyo wixi dhacay ilafiiri runti aniga qoralka Oroma igulama xuma nin beeshiisa uhadlaya laakiin tan dheeriga ku ahi wexey tahay in ow iska dhigo nin dhex dhexaad ah ama nin talasoojedin kawada

waxakale oo layaab ah qoraagu hadiiba dhacdadi sanadda kahor dhacaday ow ilaa heerkaas kabeen sheegay sida loo aaminikaro Qoraaga Bookta ow sanadkasata sooqoro asaga oo taariikh fog fog ugahadlaaya wexey ilatahay hadii caafid jufo eey heerkaas lagaartay in Booktiisa cid aaney isku beel eheeyn aaney akhrisa doonin marka aan taas intaas uga gudbo.waxa kale oon rabaa in aan qoraaga weydiiyo waxad tiri habargidir waxkaliya ooy rabtaa waa in shareecada islaamka lagudhaqmo waa war wanaagsan arintaasi laakiin waxa iga su,aal ah qoraaga iyo indhacade labaduba waxey sheegeen in diinta islaamak dalak lagudhoqo eey udagaalamayaan laakiin kuleey shareecada islaamku 2007 sooma degeni marki shabeelada hoose beeshu xagaas iyo beeraha ubadneed shareecada markaas kadib miyeey qoraaga iyo indhacade barteen kuleeyba 10sano oo shabeelada hoose maamulki in dhacade katalinaayay Ethiopia kuma heysane mase shareecada eey sheegayaan waa tii marki indhacade markajoogay lagumaamuli jiray dabcan hadii eey taas tahay tan islaamka maah

waxankaloon rabaa qoraagu waxa ow sheegay in abshir bacadle iyo rag ow asagu kamid yahay eey Ceydiid ku diideen ama uga soo horjeedeen weeraraki Mudulood lagu qaaday aan kuxusuusiyo abshir bacadle in ow shirb kutaageeri jiray jinanka taasina wax qrsan maaha wargeesyada muqdisho ayaa qorijiray waxeysa kamitahay taariikhda aad dabagedisay rag ceeydiid fikr ahaan uga soo horjeday waajireen waxa kamid ahaa Cali xaaji Yusuf iyo jinraal galaal laakiin adigaya bacdle jinanak waxad khilaafteen marki ururki Cakaaro ladhisay adigana qoraaladaadu markaas ayeey ahaayeen

hadii aan usoo noqdo tan aad kusheegtay in SNA iyo SSA eey dagaaleena aan kaa saxo SSA waxaladhisy 95ki dagaaladuna waxey dhamaadeen 93 laakiin waa dhab in Ceydiid kudagaalgalay SNA laakiin dagaaladaas dhinaca muduloodka cid mudulood kabaxsan oo kala qeeyb qaatay majirto waxa hada hadalkaagi kujirtay waxa ii muuqata in dib loo dagaali doono oo Madarkicis iyo Mudulood dagaali doonan si aaney taasi udhicina waa in shariifku warqad cad usaxiixo Xassan Daahir Uweys waa cajiib maxaqabaa in warqad cad loo diro maqaranka somaaliyed ayaa lagala gorgortamaa Uwes (Jawaabti geela faruur loogu jawaaby ayaa waxa kamid ahaa Cisaleey marki leskuhelay ciidanaki adgeeysa cagaf cagaf ubaqadkaagiyaa caalamku ogaaye casharkii inow idin horyaal how cilmi laanin tankale ee aad sooqaaday ee ah Caasimada Modisho horta aan kaasexe Caasimadu Abgaal kaliya goof uma aheeyn ee Abgaalya murasde ayaa wada degasida qolawalba meel alle ugubeeray tusalaa ahaan degmada guriceel ee adigu aad kudhalatay bilka hor jufada aad kadhaklatay waxey kuleeysay niman wadaada ah warki uguhoreeyay ee masuuliyiinta deaanka kasooyeerana waxa ow ahaa waxey ahyeen ninman aan deegaanka udhalan xataa waxan kawarqabnaa in meeydkoodi aan si hagaagsan loo duugun waxkaloon xusuustaa ooraah adiga aad Book kaagaa kuqortay ood ugumagacdartay keeygana aneeskale kaagana kulalihi marka mudane anooraacaaya oraahdaas aad adigu horay usheegtay in eey dulmitahay qolawalba meeshi alle kubeeray waa in lagutixgeliyo waa fahamsanahay Caasimada iyo dhuusamareebi in aaney isku maqaam eheeyn waxan qirsanahay Caasimada in Somali oodhami degantahay laakiin waa in aad qirsanaato xaquuq deegaan in eey jirto marka qofna xaq looguma leh in ow xaquuqdiisa katanaasulo marka waa in abgaal katanaasulo taas ayaan kaaleeyahay (Dhagxyada iyo buuraha anaa dhoobay malihiye dhaqankiya degaankaan kudhashaan kuleeyah alaha unaxariistee waxa yiri Abdulla raage ninkale oo Geela faruur ujawaabayana waxa ow yiri idejiya dalkiinaa imide kuguma diideen hadaad gacanta ii doogataan idinma deyrshene dad martiya ayaatahye maxaa dirir idiin geesytay hada hadii eeylatahay Oromo hadii aan Uwes warqad cad loo saxiixin in guluf colaadeed dhacaayo waxey ilatahay in cid sidaas kuraacsani yartahay hadiisa xataa hada leeska aale waayo magaranaayo cida ukun laamaiga loodhifanaayo
 

Qoraaga waxaa Qoray  Cabdulaahi shiikh xasan

 

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip