Ciidamada Kenya oo Fashilmay iyo Ciidamada Israel, USA iyo Uk oo soo gaaray Goobta

0
Sunday September 22, 2013 - 16:27:04 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1715
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Kenya oo Fashilmay iyo Ciidamada Israel, USA iyo Uk oo soo gaaray Goobta

    Wararka ugu dambeeyay ee naga soo gaaraya Westgate Mall ee dalka Kenya ayaa sheegaya in ciidamada Kenya ay ku guul darraysteen inay gudaha u galaan dhismaha oo ay soo badbaadiyaan maxaabiista la haysto

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ugu dambeeyay ee naga soo gaaraya Westgate Mall ee dalka Kenya ayaa sheegaya in ciidamada Kenya ay ku guul darraysteen inay gudaha u galaan dhismaha oo ay soo badbaadiyaan maxaabiista la haysto Arintaani ayaa soo dadajisay inay yimaadaan ciidamada sida gaarka ah u tababaran oo caawinaya ciidanka Kenya kuwaasoo ka socda wadamada Maraykanka, Britain iyo Israel sida ay qoreen wargeysyada kasoo baxa dalka Kenya.

Waxaana la filayaa in saacadaha soo socda ciidanka Kenya oo taageero ka helaya ciidamo shisheeye ay gudaha u galaan dhismaha oo ay ku jiraan raggii hubaysnaa iyo dad maxaabiis ah oo ay madax furasho ahaan u haystaan.

Isbitaallada dalka Kenya ayaa shaaciyay in dhimashadu ay sii kordhayso iyadoo haatan gaartay 69 qof dhaawacuna 150 kor u dhaafayo

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip