Tacsi: Marxuumad Aamino Cabdi Cosoble

0
Tuesday December 17, 2013 - 23:58:25 in Wararka by
  • Visits: 2447
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tacsi: Marxuumad Aamino Cabdi Cosoble

    TACSI, INAALILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN GEERIDU WAA XAQ! ALLAHA U NAXARIISTO( AMINO CABDI COSOBLE MAALIN) OO KUMAANTA OO AY TAARIIKHDU TAHAY 17. Dec. 2013 KU GEERIYOOTAY MAGAALADA TORONTO DALKA KANADA!

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

TACSI, INAALILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN GEERIDU WAA XAQ! ALLAHA U NAXARIISTO( AMINO CABDI COSOBLE MAALIN) OO KUMAANTA OO AY TAARIIKHDU TAHAY 17. Dec. 2013 KU GEERIYOOTAY MAGAALADA TORONTO DALKA KANADA! DHAMAAN JAALIYADAHA IYO QURBA JOOGTA DAGMADA WARSHEEKH
EE KU NOOL WAQOOYIGA AMERIC, YURUB, AFRIKA, AUSTRALIA, ASIA,
WAXEY TACSI GAARSIINAYAAN QOYSKII IYO EHELKII AY KA GEERIYOOTAY
MARXUUMADA AMINO CABDI COSOBLE MAALIN WAXEYNA U RAJEYNAYAAN IN RABI NAXARIISTIISA JANNO KA WARAABIYO QOYSKII IYO EHELKII AY KA TAGTAYNA
SAMIR IYO IIMAAN KA SIIYOAMIIN, AMIIN,
ANAGANA HADAAN NAHAY BAHADA WARIYAASHA SHABKADA WARSHEEKH.COM
WAXAAN LEENAHAY QOYSKII IYO EHELKII AY KA TAGTAY SAMIR IYO IIMAAN ALLAHA KA SIIYO AAMIIN AAMIIN!
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip