DANJIRE Max'ed Cali America;- "Ma jirto madaxweyne ka mid ah madaxweynayaashii ka qeybgalayay shirka IGAD oo Jomo Kenyatta airport lagu soo dhaweeyay.(Sawiro Cadeyn)

0
Sunday December 29, 2013 - 11:41:17 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 2079
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DANJIRE Max'ed Cali America;- "Ma jirto madaxweyne ka mid ah madaxweynayaashii ka qeybgalayay shirka IGAD oo Jomo Kenyatta airport lagu soo dhaweeyay.(Sawiro Cadeyn)

    Safiirka Soomaaliya uFadhiya dalka Kenya Danjire Maxamed Cali Ameeriko ayaa warbaahinta uga waramay hadal heyn xoogani oo la xiriirtay booqashadi Madaxweynaha Soomaaliya uu kutagay Dalka Kenya taasi oo sheegeesay in madaxweynuhu aan loogu soo dhawey

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Safiirka Soomaaliya uFadhiya dalka Kenya Danjire Maxamed Cali Ameeriko ayaa warbaahinta uga waramay hadal heyn xoogani oo la xiriirtay booqashadi Madaxweynaha Soomaaliya uu kutagay Dalka Kenya taasi oo sheegeesay in madaxweynuhu aan loogu soo dhaweyn hanaan madaxweyne gudaha madaarka kenya ee Jomma Kenyata DANJIRE Max'ed Cali America;- "Ma jirto madaxweyne ka mid ah madaxweynayaashii ka qeybgalayay shirka IGAD oo Jomo Kenyatta airport lagu soo dhaweeyay.

Sidoo kale danjire Ameerika ayaa  sidoo kale soo bandhigay muuqaalo muujinayo in si isku mid ah ee madaxda dalalka Urur Goboleedka IGAD loogu soo dhaweeeyay Magaalada Nairobi.


Fiiro Gaar Ah, Hadii aad Mobile Kadaawaneyso Sawirada
Riix Halkaan


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip