Tababaraha Naadiga kubada Cagta ee Chelsea Guus Hiddink oo ka carooday Cole iyo Terry...

0
Saturday March 07, 2009 - 13:47:23 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1169
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tababaraha Naadiga kubada Cagta ee Chelsea Guus Hiddink oo ka carooday Cole iyo Terry...

    Tababaraha Naadiga Kubadda Cagta ah ee Ingiriiska Chelsea Guus Hiddink ayaa aad uga carooday kadib markii lagu soo eedeeyay Ciyaartoydiisa Ashley Cole iyo John Terry Isticmaal Qamriga habeenki saqda dhexe.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tababaraha Naadiga Kubadda Cagta ah ee Ingiriiska Chelsea Guus Hiddink ayaa aad uga carooday kadib markii lagu soo eedeeyay Ciyaartoydiisa Ashley Cole iyo John Terry Isticmaal Qamriga habeenki saqda dhexe.


Tababaraha Reer Holand Guus Hiddink ayaa dar dar lasoo galay Premier Ship kulamadii ugu danbeeyay asiga oo gaarsiiyay Naadiga guulo la taaban karo,

Tababaraha ayaa sheegay in uusan udulqaadan karin cid walbo oo kamid ah Naadiga Chelsea in aysan tagi karin meelaha lagu caweeyo sida kalaabyada.

Hiddink oo ah Tababare qibrad leh kaas oo ku soo caan baxay kadib marki uu Heer sare gaarsiiyay oo ay ebed gaarin Xulka Kubadda Cagta ah ee Sourth Korea Semi final World Cup 2002 oo lagu qabtay Jaban iyo Koria.

Hassan Omar
Tel:-+2521-5541199
Warsheekh, Moqdisho

 

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip