Mooshinki Baarlamaanka lageenaayay oo fashilmay (Warbixin Xasaasi ah)

0
Tuesday January 14, 2014 - 01:58:52 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 1192
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mooshinki Baarlamaanka lageenaayay oo fashilmay (Warbixin Xasaasi ah)

    Mooshinki shakiga badan keenay ee soo jeediyeen qaar kamid ah mudanayasha baarlamaanka Soomaaliya in xukuumada cusub eesan kamid noqon wajiyayaal hore oo katirsan xukuumadi dhacday ayaa warar xoogan kasoo baxayaan .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mooshinki shakiga badan keenay ee soo jeediyeen qaar kamid ah mudanayasha baarlamaanka Soomaaliya in xukuumada cusub eesan kamid noqon wajiyayaal hore oo katirsan xukuumadi dhacday ayaa warar xoogan kasoo baxayaan . Tan iyo markee soo ifbaxday is heesadka mudanayaasha Baalramaanka Soomaaliya kuwaasi oo ku kala qeybsamay aragtida xukuumada cusub ee lasoo magacaabayo ayaa hada waxa la leeyahay arintaas xal ayeey ka gaareen gudoonka sare ee Baarlmamaanka Soomaaliya.

Gudoomiye Jawaari iyo kuxigeenadiisa ayaa aragti mid ah ka qaatay Mooshinkaan cusub hasa yeeshe fikir dheer iyo xod xodosho bar bar socday ayaa ugu dambeenti wararka madaxtooyada laga helayo sheegayaan in xal loo helay arintaas.

Xalka ee heleen Gudoonka Baarlamaanka oo taageero helayo madaxweynaha iyo Ra’isul Wasaaraha ayaa waxey noqotay in mooshinkaani ka hor imaanayo qodob dastuuri ah kaasi oo sheegaya in muwaadin kasta ee Soomaaliyeed shuruud la’aan mas’uuliyad kaqaban karo dowlada Soomaaliya

Madaxtooyada Soomaaliya oo dhaq dhaqaaqi ugu xoogana kajiray labadi maalin ee udambeesay ayaa ugu dambeen xal loo helay arin wadna qabad kunoqotay madaxda sare ee Dowlada Soomaaliya.

Xildhibaanadi Mooshinka wad waday ayaa laga yaaba in maalinta Talaadada beri ah dib ula laabtaan bacdama fashil umuuqdo mooshinkooda.


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip