Bartomeu ayaa hore uga hadlay muhiimada ay leedahay in heshiis cusub laga saxiixo Messi, welina kama uusan laabanin go’aankiisa.
"Ma sheegi karno waqtiga uu dhacayo heshiiska cusub. Waxyaabahan oo kale waxaan isku daynaa inaan si taxadar leh u wajahno intii macquul ah.” ayuu yiri Bartomeu.
"Waxa aan sheegi karo ayaa ah inuu yahay ciyaaryahanka ugu fiican dunida, waxaana dooneynaa inuu noqdo xiddiga ugu mushaharka badan.
"Messi waa xiddiga ugu fiican, waxaana dooneynaa inuu faraxsanaado.
"Ciyaaryahanka ahaan waxa uu u muuqdaa mid ku dhashay Barcelona, waxaana uu doonayaa inuu halkaan ku sii negaado.
"Haddii qof walba uu qanacsan yahay, waxaan Messi heysan doonaa muddo sannado ah. Messi iib ma ahan.”
12/11/2013 - 20:25:29 | Visits: 390890
13/10/2012 - 00:19:57 | Visits: 83044
20/11/2013 - 08:25:42 | Visits: 66856
07/09/2013 - 12:40:30 | Visits: 54519
26/10/2013 - 20:25:49 | Visits: 52601
17/09/2014 - 09:52:59 | Visits: 49418
05/10/2008 - 18:27:36 | Visits: 43221
12/12/2009 - 13:21:28 | Visits: 42608
23/10/2012 - 11:03:52 | Visits: 37035
28/04/2014 - 19:33:18 | Visits: 36779
08/05/2022 - 11:27:22 | Visits: 1380
08/05/2022 - 11:27:21 | Visits: 1073
08/05/2022 - 11:27:19 | Visits: 1202
08/05/2022 - 11:27:19 | Visits: 1098
08/05/2022 - 11:27:18 | Visits: 950
08/05/2022 - 11:27:18 | Visits: 1138
27/04/2022 - 15:04:20 | Visits: 1230
27/04/2022 - 14:54:59 | Visits: 1134
27/04/2022 - 14:54:49 | Visits: 1138
27/04/2022 - 14:54:49 | Visits: 1371
Barcelona:"Leo Messi iib ma ahan"
Madaxweynaha Barcelona Josep Maria Bartomeu ayaa sheegay in kooxda aysan marnaba iibin doonin Lionel Messi islamarkaana uu heshiis cusub saxiixi doono dhawaan.