Laacibka caalamiga ah eeSwitzerland ayaa dhaliyay labo gool kulankii ay 4-0 ku guuleysteen laakiin waxaa la sheegayaa in xaaladiisa ay aad u darantahay.
Bayern ayaa xaqiijisay kulanka kaddib in xidigan uu san taam u aheyn kulanka Arbacada wareega 16ka Champions League ay ka hortagayaan Arsenal iyo kulanka kale ee horyaalka oo ay la balansan yihiinHannover.
Kooxda difaacaneysa Champions League ayaa ku sheegtay Website-keeda: "Xherdan Shaqiri oo dhaliyay labo gool Bundesliga kulankii 4-0 lagu garaacay Freiburg, waxaa soo gaaray dhaawac waxana aan u rajeyneynaa in xidiga reer Swiss uu caafimaad deg deg ah helo”.
12/11/2013 - 20:25:29 | Visits: 390890
13/10/2012 - 00:19:57 | Visits: 83044
20/11/2013 - 08:25:42 | Visits: 66856
07/09/2013 - 12:40:30 | Visits: 54520
26/10/2013 - 20:25:49 | Visits: 52602
17/09/2014 - 09:52:59 | Visits: 49418
05/10/2008 - 18:27:36 | Visits: 43221
12/12/2009 - 13:21:28 | Visits: 42608
23/10/2012 - 11:03:52 | Visits: 37035
28/04/2014 - 19:33:18 | Visits: 36779
08/05/2022 - 11:27:22 | Visits: 1380
08/05/2022 - 11:27:21 | Visits: 1073
08/05/2022 - 11:27:19 | Visits: 1202
08/05/2022 - 11:27:19 | Visits: 1098
08/05/2022 - 11:27:18 | Visits: 950
08/05/2022 - 11:27:18 | Visits: 1138
27/04/2022 - 15:04:20 | Visits: 1230
27/04/2022 - 14:54:59 | Visits: 1134
27/04/2022 - 14:54:49 | Visits: 1138
27/04/2022 - 14:54:49 | Visits: 1371
Ciyaariyahan laba gool u dhaliyay todobaankan Baren Munich oo maqnaandoono kulanka Arsenal
Kubad sameeyaha Bayern Munich Xherdan Shaqiri ayaa seegi doona kulanka todobaadkan ay kooxdiisu Champions League ku wajahi doonto Arsenla kaddib markii daawac uu kasoo gaaray Bowddada kulankii Freiburg.