heshiishkaan
ayaa la sheegay in uu u noqonaayo Rooney mid ku celisaa ka dheelida garoonka
old traford iyadoo la shegaaye in uu kooxda katagaayo.
Ciyaariyahaankaan kooxda Man United iyo xulka England ayaa kooxda ku soo biiray sanadka 2004tii kagana soo
baqoole kooxda Everton inta uu ku sugnaa kooxda man utd ayuu rooney dhaliyay
goolal gaaraya 200 goal.
David moyes ayaa u rajeeyay Rooney in uu wax u qabto taageyraha Manchester United oo rajo beelay in uu u soo celi sida uu yiri moyes.
12/11/2013 - 20:25:29 | Visits: 390890
13/10/2012 - 00:19:57 | Visits: 83044
20/11/2013 - 08:25:42 | Visits: 66856
07/09/2013 - 12:40:30 | Visits: 54520
26/10/2013 - 20:25:49 | Visits: 52602
17/09/2014 - 09:52:59 | Visits: 49418
05/10/2008 - 18:27:36 | Visits: 43222
12/12/2009 - 13:21:28 | Visits: 42608
23/10/2012 - 11:03:52 | Visits: 37035
28/04/2014 - 19:33:18 | Visits: 36779
08/05/2022 - 11:27:22 | Visits: 1380
08/05/2022 - 11:27:21 | Visits: 1073
08/05/2022 - 11:27:19 | Visits: 1202
08/05/2022 - 11:27:19 | Visits: 1098
08/05/2022 - 11:27:18 | Visits: 950
08/05/2022 - 11:27:18 | Visits: 1138
27/04/2022 - 15:04:20 | Visits: 1230
27/04/2022 - 14:54:59 | Visits: 1134
27/04/2022 - 14:54:49 | Visits: 1138
27/04/2022 - 14:54:49 | Visits: 1371
Rooney oo heshiis cusub usaxiixay Kooxdiisa Man Unitedd
Xidigga kooxda Man United iyo xulka England ayaa la xaqiijiyay in uu heshiish cusub u saxiixay kooxda, heshiishkaas ayaa ka dhigaya in Rooney uu isbuucii qaato 500 kun oo ah lacagta mareykanka.