Kooxda heysata horyaalnimada Premier League ayaa u safartay Greece halkaasi oo ay caawa ku qaadan doonto lugta koowaad ee wareega 16ka Champions League.
Moyes ayaa saxafiyiinta u sheegay: "Labadooduba waxa ay muhiim u yihiin wax badan oo aan sameyn karno. Labaduba waa ciyaartoy aad u sareeya waxana Record-keenu uu yahay mid sareeya inta aan heysano waan hubaa taa”.
Manchester United ayaa digniin u dirtay kooxda ay caawa la ciyaareyso ee reer Greece kaddib markii ay 2-0 ku soo qaarajisay kooxda Crystal Palace Sabtidii.
12/11/2013 - 20:25:29 | Visits: 390879
13/10/2012 - 00:19:57 | Visits: 83041
20/11/2013 - 08:25:42 | Visits: 66851
07/09/2013 - 12:40:30 | Visits: 54517
26/10/2013 - 20:25:49 | Visits: 52600
17/09/2014 - 09:52:59 | Visits: 49416
05/10/2008 - 18:27:36 | Visits: 43219
12/12/2009 - 13:21:28 | Visits: 42605
23/10/2012 - 11:03:52 | Visits: 37034
28/04/2014 - 19:33:18 | Visits: 36775
08/05/2022 - 11:27:22 | Visits: 1369
08/05/2022 - 11:27:21 | Visits: 1064
08/05/2022 - 11:27:19 | Visits: 1195
08/05/2022 - 11:27:19 | Visits: 1090
08/05/2022 - 11:27:18 | Visits: 946
08/05/2022 - 11:27:18 | Visits: 1127
27/04/2022 - 15:04:20 | Visits: 1223
27/04/2022 - 14:54:59 | Visits: 1124
27/04/2022 - 14:54:49 | Visits: 1132
27/04/2022 - 14:54:49 | Visits: 1365
Tababare Moyes oo ka hadlay Ciyaariyahaanada uu ku tashanayo kulanka caawa "Waa kuwee?"
Tababaraha Manchester United David Moyes ayaa sheegay in xidigaha Wayne Rooney iyo Robin van Persie ay Red Devils dhaafsiin doonaan kooxda Olympiacos tartanka Champions League.