Caawa Maxaa kala heysta Kooxaha Real Madrid iyo Schalke?

0
Wednesday February 26, 2014 - 12:42:02 in Sports by
  • Visits: 1174
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Caawa Maxaa kala heysta Kooxaha Real Madrid iyo Schalke?

    Ciyaar aad u xiiso badan ayaa caawa waxaa la filayaa in ay dhex marto kooxaha kala ah Real Madrid iyo Schalke Ciyaartaasi oo la filayo in ay soo gasho Saacadu marka ay tahay geeska Africa 10:45 pm habeenimo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciyaar aad u xiiso badan ayaa caawa waxaa la filayaa in ay dhex marto kooxaha kala ah Real Madrid iyo Schalke Ciyaartaasi oo la filayo in ay soo gasho Saacadu marka ay tahay geeska Africa 10:45 pm habeenimo. Ciyaartan oo ah mid aad u xiiso badan ayaa caawa waxaa lawada sugayaa naytiijadeeda, ayadoona Garoonka lagu ciyaarayo uu yahay: Veltins-Arena — Gelsenkirchen

Yaa ukala Safaxn Doon Labada Kooxood, Qaab nuuceese aye garoonka kusoo gili doonnaa?

Line-Up:

Real Madrid (Waxaa u ciyaari doonno): Lopez; Arbeloa, Ramos, Pepe, Carvajal; Modric, Alonso; Di Maria, Bale, Ronaldo; Benzema.

Schalke (Waxaa u ciyaari doonno): Fahrmann; Hoogland, Santana, Matip, Kolasinac; Boateng, Farfan, Neustadter, Draxler, Meyer; Huntelaar.

Hadaba Su’aasha ayaa waxa ay tahay,Yaa badin doono  Real Madrid iyo Schalke?


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip