Tababare Mourinho:"Waxaan ku faraxsanahay in aan kooxda Galatasaray la galno bar barro"

0
Thursday February 27, 2014 - 09:33:01 in Sports by
  • Visits: 1794
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tababare Mourinho:"Waxaan ku faraxsanahay in aan kooxda Galatasaray la galno bar barro"

    Macalin jose Mourinho ayaa xalayto markii ay dhamaatay ciyaarta la hadlay saxaafadda asagoona sheegay in uu aad ugu faraxsanyahay bar-barihii ay la galeyn Kooxda Galatasaray lugta koowaad ee wareega 16ka Champions League.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Macalin jose Mourinho ayaa xalayto markii ay dhamaatay ciyaarta la hadlay saxaafadda asagoona sheegay in uu aad ugu faraxsanyahay bar-barihii ay la galeyn Kooxda Galatasaray lugta koowaad ee wareega 16ka Champions League. Blues ayaa hogaanka la wareegtay markii uu Fernando Torres gool magaciisa ku qoray qetybtii hore, Si kastaba, kooxda reer Turkish ayaa ka wanaagsaneyd kaddib markii ay qeybtii danbe barbareen gool uu dhaliyay Aurelien Chedjou.

Mourinho Inkastoo uu sheegay in uu ku qanacsan yahay kuna qanacsan yahay natiijada, hadana waxa uu dareemayaa in Chelsea ay hal gool kabadan dhalin kartay qeybtii hore ee ciyaarta.

Galatasaray ayaa u safri doontaStamford Bridge lugta labaad Talaada Taariikhu ay ku beegan tahay 18ka bisha March.


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip