Laacib ka qad ka dhaxa bayer thiago Alcantara: ayaa shegay in Barcelona Ima Aaminsaneyn

0
Tuesday March 04, 2014 - 17:31:27 in Sports by
  • Visits: 1207
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Laacib ka qad ka dhaxa bayer thiago Alcantara: ayaa shegay in Barcelona Ima Aaminsaneyn

    Thiago Alcantara ayaa shaaca ka qaaday in go'aankiisii uu ugu biiray Bayern Munich inay sabab u aheyn i Barcelona aysan isaga kalsooni siinin.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Thiago Alcantara ayaa shaaca ka qaaday in go'aankiisii uu ugu biiray Bayern Munich inay sabab u aheyn i Barcelona aysan isaga kalsooni siinin.

Da’ yarkaan ayaa ka tagay Camp Nou xagaagii hore isagoo ku biiray kooxda difaacaneysa Champions League ee Bayern Munich.

22 jirkaan ayaana qirtay in u wareegistaas ay keentay markii uu aaminaad tayadiisa ah ka waayay kooxda Blaugrana.

"Go’aankeygii aan ku imid Bayern waxa uu ahaa mid cajiib ah. Waxa i soo jiitay madaxdooda. Waxaan Barcelona ka helay dareenka ah inaysan i aaminsaneyn.” ayuu Thiago u sheegay majalada Jarmalka ka soo baxda ee Kicker.

"Bayern waa kooxda adduunka ugu fiican, waana wax weyn inaan ka ciyaaro Bundesliga.”

 

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip