Carles Puyol Oo Maanta La Filayo Inuu Ku Dhawaaqo Inuu Ciyaaraha Ka Fariisanayo

0
Tuesday March 04, 2014 - 17:39:44 in Sports by
  • Visits: 1059
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Carles Puyol Oo Maanta La Filayo Inuu Ku Dhawaaqo Inuu Ciyaaraha Ka Fariisanayo

    Kabtanka Barcelona Carles Puyol ayaa qaban doona shir jaraa'id maanta 6pm marka ay tahay saacada geeska Afrika iyadoo la isla dhexmarayo inuu ku dhawaaqi doono inuu ciyaaraha ka fariisanayo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kabtanka Barcelona Carles Puyol ayaa qaban doona shir jaraa'id maanta 6pm marka ay tahay saacada geeska Afrika iyadoo la isla dhexmarayo inuu ku dhawaaqi doono inuu ciyaaraha ka fariisanayo.

Halyeeygaan daafaca dhexe ayaa xanuun daran ka qaban jilibka taasoo la micno ah inuu ka fariisto ciyaaraha dhamaadka xilli ciyaareedkan.

Kooxda Blaugrana ayaa xaqiijisay in daafaca dhexe uu hortagi doono suxufiyiinta galabta waqtiga Spain 4ta galabnimo.

Si kastaba, ma jiraan hadal rasmi ah oo ka soo baxay kooxda ama ciyaaryahanka oo ku saabsan sababta shirka jaraa;id uu u qabayo Carles Puyol.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip