(Video), Wasiirka Arimaha Dibada: Dr Beyle, "Soomaalida waxey noqon doontaa sida Kurdiska". Wareysi Qiiro iyo Wadaniyad wata

0
Thursday June 05, 2014 - 12:51:16 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 2169
  • (Rating 3.5/5 Stars) Total Votes: 2
  • 1 0
  • Share via Social Media

    (Video), Wasiirka Arimaha Dibada: Dr Beyle, "Soomaalida waxey noqon doontaa sida Kurdiska". Wareysi Qiiro iyo Wadaniyad wata

    Wasiirka arimaha dibada Soomaaliya Dr Cabdiraxman (Beyle) oo wareysi xasaasi ah siiyay Tv-ga Universal ayuu uga waramay arimo dhowr ah oo dhab kahadal ah watana dareen iyo qiiro gooni ah isagoo talo guud oo xanuun badana udiray dhamaan dadka Soomaali

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka arimaha dibada Soomaaliya Dr Cabdiraxman (Beyle) oo wareysi xasaasi ah siiyay Tv-ga Universal ayuu uga waramay arimo dhowr ah oo dhab kahadal ah watana dareen iyo qiiro gooni ah isagoo talo guud oo xanuun badana udiray dhamaan dadka Soomaalida


Wasiirka oo wareysiga lagu weydiiyay su'aalo dhowr ah ayaa dhamaan mid walba waxa uu kabixiyay jawaabihi ku haboona misana mug iyo miisaan cuslaa iyadoo sidoo kale gaba gaba gabadi wareysiga uu si qoto dheer uga hadlay mas'uuliyada kasaaran dalka iyo dadka muwaadin walba oo Soomaaliyeed.

Hadaba Ciwaanka maqaalkani wato iyo wareysiga oo aad uxiiso badan dhanka hoose kadaawo.





Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip