Jurile: Nidaamka Xisbiyada waa mid baahi weyn loo qabo

0
Friday June 13, 2014 - 16:10:30 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 948
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jurile: Nidaamka Xisbiyada waa mid baahi weyn loo qabo

    Guddiga Daraaseynta hirgelinta nidaamka Axsaabta Siyaasadeed ee dalka ayaa sheegay inay jirto baahi aad u weyn oo ku aadan in dalka laga hirgeliyo nidaam ku dhisan axsaab siyaasadeed.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddiga Daraaseynta hirgelinta nidaamka Axsaabta Siyaasadeed ee dalka ayaa sheegay inay jirto baahi aad u weyn oo ku aadan in dalka laga hirgeliyo nidaam ku dhisan axsaab siyaasadeed.

Pro. C/risaaq Cismaan Xasan Jurile oo ah gudoomiyaha guddiga daraaseynta hirgelinta nidaamka Axsaabta Siyaasadeed ee Baarlamaanka Federalka Soomaaliya oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in dadku ay baahi daran u qabaan in dalka laga hirgeliyo nidaamka axsaabta si looga baxo habka awood qeybsiga qabiilka.


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip