FIFA WORLD CUP 2014: Xulka Brazil oo guul ku daah furay Koobka Aduunka (SAWIRRO)

0
Friday June 13, 2014 - 16:17:52 in Sports by Web Admin
  • Visits: 2505
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    FIFA WORLD CUP 2014: Xulka Brazil oo guul ku daah furay Koobka Aduunka (SAWIRRO)

    Magaalada Sao Paulo ee Dalka Brazil ayaa waxaa caawa si rasmi ah uga furmay tartanka koobka Aduunka ee 2014, waxaana lagu daah furay xulalka Brazil iyo Croatia.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Sao Paulo ee Dalka Brazil ayaa waxaa caawa si rasmi ah uga furmay tartanka koobka Aduunka ee 2014, waxaana lagu daah furay xulalka Brazil iyo Croatia.

Xulka marti gelinya koobka Aduunka ee Brazil ayaa kulanki ugu horreeyay ee lagu daah furay koobka Aduunka guulgaaray, kadib marki ay 3-1 kaga adkaadeen xulka Croatia.

Ciyaarta ayaa ku bilaabatay dardar labada xul, waxaana xulka marti gelinaya koobka ee Brazil uu garoonka lasoo galay inuu maamulo kubadda, iyagoona xoogga saaraya dhinaca weerarka.

 

Unexpected: Marcelo (second right) steers the ball beyond his own keeper Julio CesarCayaartoyda Croatia ayaa weerar kontorol attac- ah ay daqiiqadihi horre soo qaadeen u sahlay inay gool helaan, marki daafaca xulka Brazil ee Marcelo uu shaqaba xulkiisa ku taabtay kubad ka timid weeraryahanka xulka Croatia Ivica Olic.

Marcelo ayaa noqonaya ciyaaryahanki labaad ee xulkiisa gool ka dhaliyo kulanka ugu horreeyo ee koobka Aduunka, iyadoo sidoo kale uu noqonayo ciyaaryahanki ugu horreeyay ee qaranka Brazil ee gool iska dhaliyo koobka Aduunka.

 

Samba skills: Neymar (left) tries to turn past Croatia's Ivan RakiticNeymar ayaa soo bar-bareeyay xulka Croatia, marki uu goolka koowaad u dhaliyay xulkiisa Brazil daqiiqadii 21-aad ee bilaawgi cayaarta.

Intaas kadib cayaartoyda xulka Croatia ayaa iyagu dejiyay weerarki,kadib cadaadis xoog le oo uga imaanayay cayaartoyda Brazil, waxaana Brazil ay heshay fursad ay hogaanka ku qabato, marki loo dhigay Rigooro, iyadoo rigooradaasina uu gool u badalay weeraryahanka qarankaasi Brazil ee Neymar daqiiqadii 70-aad.

 

Running the show: Neymar (left) is jubilant after scoring Brazil's first goal of the World CupGoolka saddexaad xulka Brazil waxaa u dhaliyay ciyaaryahankeeda garabka uga ciyaara ee Oscer daqiiqadii 90-aad ee dhammaadki cayaarta.

Ciyaarta ayaana kusoo idlaatay 3-1 oo ay guusha raacday xulka Qaranka Brazil, waxaana guusha uu xalay gaaray u sahlayaa inuu hogaanka u haayo Group-ka A.

Mustafa Xasan Cali

Calnka Sports Team

A big hug from Big Phil: Luiz Felipe Scolari embraces Neymar following his equaliser for Brazil

Going down easily: Fred falls under the challenge of Dejan Lovren and the referee gives a penalty to Brazil

Left foot forward: Neymar rifles in a shot from outside the box which sneaks into the corner

Despairing dive: Croatia goalkeeper Stipe Pletikosa fails to save Neymar's effort from the edge of the box

Cautionary tale: Neymar (left) receives a yellow card for his suspected elbow on Modric

In trouble: Neymar looks uncomfortable as Modric hits the deck

Opening clash: Hulk of Brazil (right) and Croatia's Darijo Srna compete for the ball in the air

Nerves: Marcelo (left) and Neymar look pensive during the first half of the World Cup opener

Clattered: Neymar is flattened by Vedran Corluka in the second half

Spot on (just about): Neymar puts his penalty past Stipe Pletikosa despite the Croatia keeper getting a hand to it

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip