Col. Barre Hiiraale: "Dagaalkii Jubbooyinka ma afjarmin, mana u muuqato inuu soo afjarmahayo" DHAGEYSO

0
Wednesday September 17, 2014 - 10:27:44 in Wararka by
  • Visits: 1505
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Col. Barre Hiiraale: "Dagaalkii Jubbooyinka ma afjarmin, mana u muuqato inuu soo afjarmahayo" DHAGEYSO

    Col. Barre Aadan Shire Hiiraale ayaa shaaca ka qaaday inuusan ka qeyb galeynin shirka dib u heshiisiinta ee ka furmay magaalada Kismaayo, kaasi oo lagu heshiisiinayo dhammaanba beelaha degan gobolada Jubbooyinka,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Col. Barre Aadan Shire Hiiraale ayaa shaaca ka qaaday inuusan ka qeyb galeynin shirka dib u heshiisiinta ee ka furmay magaalada Kismaayo, kaasi oo lagu heshiisiinayo dhammaanba beelaha degan gobolada Jubbooyinka,
Col. Barre Aadan Shire Hiiraale ayaa shaaca ka qaaday inuusan ka qeyb galeynin shirka dib u heshiisiinta ee ka furmay magaalada Kismaayo, kaasi oo lagu heshiisiinayo dhammaanba beelaha degan gobolada Jubbooyinka, wuxuuna intaasi raaciyay in isaga la qiyaameeyay isla markaana looga baxay qorshe ku saabsan inuu ku biiro shirkaasi Kismaayo ka socda.


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip