DHAGEYSO: Shirkii maamul u sameynta K/Galbeed oo fashilmay (Amar ka soo baxay Guddoomiye Jawaari oo la diiday)

0
Saturday November 01, 2014 - 21:04:46 in Wararka by
  • Visits: 1119
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DHAGEYSO: Shirkii maamul u sameynta K/Galbeed oo fashilmay (Amar ka soo baxay Guddoomiye Jawaari oo la diiday)

    Shirkii maamul u sameynta saddexda gobol ee K/Galbeed Soomaaliya ayaa fashilmay, kaddib markii guddiga farsamada shirkaasi uu si cad u diiday amar ka soo baxay Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo ku saabsanaa in la joojiyo shi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shirkii maamul u sameynta saddexda gobol ee K/Galbeed Soomaaliya ayaa fashilmay, kaddib markii guddiga farsamada shirkaasi uu si cad u diiday amar ka soo baxay Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo ku saabsanaa in la joojiyo shirka maamul u sameynta saddexda gobol ka kooban.
Xubno ka tirsan guddiga farsamada ayaa maanta si cad u diiday amarka shirka lagu joojinayo ee Guddoomiye Jawaari ka soo baxay, iyagoona maanta Baydhaba ku yeeshay shirarkoodii caadiga ahaa.



Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip