Taariikh Nololeedka Shiikha iyo Waxqabadkiisa oo dhameestiran ma ahan mid lagu soo koobi karo Qorma kaliya balse insha’alaah waxa hadii aa nahay Maamulka iyo Shaqaalaha Webka Warsheekh aalaaba culeeska saarnaa sida aan uga haqabtiri leheen aqristayaasheena iyo dhamaan shacabka soomaaliyeed usoo gudbinta Macluumadka Xaqiiqda ku saleesan oo mar waliba aan u aragno in baahi loo qabo.
Halkaan Ka Dhageyso Taariikh Nololeedki Shiikh Uweysul Qaadiri
Qeyr alaah Siiyee waxa JImcooyinkaanba inoo socday Qormooyin aan uga hadleenay arimo soo noq noqday oo dadka qaarkii walaac ku reebay kuwaasi oo laga yaabo in xaqiiqdeeda si wanaagsan aysan dada badan fahmin ayaa waxa hor dhignay mowduucyo taxane inoo ahaan doono qaar ka mid ah Culuma’udiinka Ahlusunnah Waljamaac ee sida weyn looga yaqaano soomaaliya si ay tafaasiil iyo jawaab cad uga bixiyaan gafaf loo geestay sharafka iyo jiritaanka Caqiidada Suuban ee Ahlusunnah Waljamaac.
Halkaan Ka Dhageyso Taariikh Nololeedki Shiikh Uweysul Qaadiri
Halkaan Ka Dhageyso Taariikh Nololeedki Shiikh Uweysul Qaadiri
Halkaan Ka Dhageeso Muxaadarada Kusaabsan Qabuuraha iyo Sharciga Islaamka
Hadaba yaanan hadalka ila durgine waxa manta daaha idinkaga rogeenaa taariikhdi qiimaha badneed ee sheikh aweys bin Maxamed al qaadiri oo runtii aha shaqsi kudayasho iyo taacid inooga filan isla markaana ku naf waayay fidinta diinta islaamka hadaba ka faa’iideeso iyo bogasho wacan.
Nasashada Jimcaha, Taariikh Nololeedki Shiikh Aweys Al Qaadiri Oo Noo Aqrin Doono (Fadiilatu Sh:Da’ud Sh: Max’ed)
Waa Markale iyo Qormadeeni aan ugu magic darnay Nasashada Jimcaha ee shabakada Warsheekh oo manta aan kusoo qaadan Doono in badan oo ka mid ah taariikhdi Shiikheeni Weynaa ee laga wada yaqiin Soomaaliya iyo Wadamada Deriska ah Shiikh Aweys Bin Maxmed