Shariif Xassan oo Gaaray Qansaxdheere

0
Monday March 09, 2015 - 12:01:57 in Wararka by
  • Visits: 1040
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shariif Xassan oo Gaaray Qansaxdheere

    Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif xasan sheikh Aadan ayaa Waxaa uu Gaaray Degmada Qansaxdheere Degmada Qansaxdheere ayaa waxaa dhawaan laga hirgaliyay Garoon Diyaaradeed Iyadoo Ciidamo Boolis ah ay Halkaasi Gaareen Shar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif xasan sheikh Aadan ayaa Waxaa uu Gaaray Degmada Qansaxdheere Degmada Qansaxdheere ayaa waxaa dhawaan laga hirgaliyay Garoon Diyaaradeed Iyadoo Ciidamo Boolis ah ay Halkaasi Gaareen Shariif Xasan sheikh Aadan Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed waxaa socdaalkiisa ku wehliya xubno ka tirsan Golaha Wasiirada iyo Saraakiil dhinaca Amaanka ah. Ujeedka Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxaa Lagu sheegay in ay Tahay U kuur Galid Xaalada rasmiga ah Ee Halkaasi Ka Jira Socdaalka Shariif Xasan sheikh Aadan Ayaa Waxaa uu Noqonayaa Kii Ugu Horeyay oo uu Ku Tago Degmada Qansaxdheere Intii uu Hayay Xilkaani
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip