Dhageeyso:-Maamulka Bacaad Weyn'' Cid Inaga Na Matasho Shirka Dhuusamareeb Ma Jirto''

0
Wednesday March 11, 2015 - 07:11:14 in Wararka by
  • Visits: 1072
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageeyso:-Maamulka Bacaad Weyn'' Cid Inaga Na Matasho Shirka Dhuusamareeb Ma Jirto''

    Gudoomiyaha Dagmada Bacaad weyne Ee koonfurta Gobolka Mudug Axmed Macalin Daahir oo La hadlay warbaahinta ayaa waxaa uu ku Eedeyay Gudiga Farsamada maamulka Gobolada dhexe Ee dalka in uusan ku jiran qofka soo jeeda dagmadaas islamarkaana wadatashi a

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Dagmada Bacaad weyne Ee koonfurta Gobolka Mudug Axmed Macalin Daahir oo La hadlay warbaahinta ayaa waxaa uu ku Eedeyay Gudiga Farsamada maamulka Gobolada dhexe Ee dalka in uusan ku jiran qofka soo jeeda dagmadaas islamarkaana wadatashi an Lugu saleynin baabkee hore ee Loo dhisay" Axmed macalin Daahir gudoomiyaha Dagmada Bacaad weyne ee Koonfurta Gobolka mudug ayaa waxaa uu ka dalbaday xubnaha gudiga farsamada maamulka gobolada dhexe in ay soo booqdeen hadii rajo laga qabo dhis maha maamulka gobolada Dhexe ee Dalka" Gudoomiyaha Axmed Macalin ayaa waxaa uu xusay in shacabka dagmada Bacaad weyne ay taageersan yihiim maamulka la Doonayo in Laga unko Deegaanada Gobolada Mudug iyo Galgaduud" sido kale gudoomiyaha ayaa waxa uu hay,adaha samafarka ka codsaday in ay wax la soo gaaran Qoyasaska dan yar ah ee ku nowl Deegaano hoos yimaado
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip