Ha Sixin Dadka haddii aad Qaldan tahay, Sheeko Xikmad leh bal kaalay oo inala faa'ideyso....

0
Tuesday April 14, 2009 - 21:34:27 in Maqaallo by Xarunta Dhexe
  • Visits: 2190
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ha Sixin Dadka haddii aad Qaldan tahay, Sheeko Xikmad leh bal kaalay oo inala faa'ideyso....

    Maalin ayaa afar nin aaday Masjidka. Kadib nin walbo wuxuu bilaabay inuu tukado salaadii sunada.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maalin ayaa afar nin aaday Masjidka. Kadib nin walbo wuxuu bilaabay inuu tukado salaadii sunada.

Kadib intay ku jireen salaadii sunada ayaa waxaa soo galay Mu'adhinkii oo bilaabay inuu aadaamo.

Mid ka mid ah afartii nin ayaa ayaga oo salaada ku jiro ku yiri Mu'adhinkii: “Mu hubtaa in wakhtigi aadhaanka la gaaray”? Ku kale oo asna salaad ku jiray ayaa yiri:

 “War lama hadlo ayada oo la tukanayo. Hada salaadaadii waxba maka jirto.” Ku sedexaad ayaa isna kadab yiri kii labaad:

“Maxaad adigaba u hadlaysaa adiga oo tukanayo? Adigana salaadii waa kaa burtay.

”Ki afaraad oo asna salaada ku dhexhadlay ayaa yiri: “Ilaahay baa mahad leh. Aniga doodooda kama qayb galin.”

Faa'iido: Ha sixin dadka adiga oo khaldan. Cidan wanaag ha u sheegin adiga oo khaldan.

Inkastoo afartan nin damceen inay wax saxaan, hadana mid walbo wuu khaldanaa.

walibana midba midka ka danbeeyo ayuu kasii
khaldanaa.

Xasan Cabdi Xersi (Xasan Cadde)
Email:-
adde053@hotmail.com
Kuala Lumpur Malaysia....

 


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip