Daawo Sawiro:-Muundo Cajiib ah oo Laga Dhisaayo Degmada dayniille

0
Sunday March 15, 2015 - 11:16:34 in Wararka by
  • Visits: 1541
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Sawiro:-Muundo Cajiib ah oo Laga Dhisaayo Degmada dayniille

    Maamulka Degmada Dayniile Ee Gobolka Banaadir ayaa Waxaa uu Bilaabay in uu Dhiso Muundo Heer Caalami ah Taasi oo la Filaayo in Dusheeda iyo Hoosteedaba la Maro Maamulka Degmada Dayniille Ee Gobolka Banaadir ayaa Waxaa uu u Gol Leeyahay Dhismaha Buuna

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamulka Degmada Dayniile Ee Gobolka Banaadir ayaa Waxaa uu Bilaabay in uu Dhiso Muundo Heer Caalami ah Taasi oo la Filaayo in Dusheeda iyo Hoosteedaba la Maro Maamulka Degmada Dayniille Ee Gobolka Banaadir ayaa Waxaa uu u Gol Leeyahay Dhismaha Buunadadaani In ay Degmada U Noqoto Calaamad ama Astaan Maamulka Degmada Dayniille Ee Gobolka Banaadir ayaa Waxaa uu Xil Gooni ah Iska saaray Hormarka Iyo Dhismaha Degmada Iyadoo Haatan Degmada Dayniille ay u Muuqato Mid Hormar Tiigsaneyso taasi oo Kolkii Hore Aheed Meel Baqdinteeda leh Halkaan ka Daawo Sawirro Cajiib ah Degmada Dayniille Ayaa Waxaa ay ka Mid tahay Degmooyinka Ugu Baaxada Weyn Gobolka Banaadir Waxaana Kolkii Hore Lagu Tiri Jiray Degmooyinka Ugu Ammaanka Xun iyadoo Haatan Qeyb ka ah Degmooyinka Ugu Xasiloon Gobolka Banaadir Shacabka Iyo Maamulka OO wada Shaqeyn Leh ayaa Dhalisay Amni Sugan iyo Hormar Dhan Walbo ah


1

2

3

4

5

6

7

5 - Copy

2 - Copy

3 - Copy

4 - Copy

8

9

101

2

3

4

5

6

7

8

9

10

 

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip