23 March Maanta oo kale Waxaa Geeryooday AUN Madaxweynahii Hore Cabdullaahi Yuusuf Axmed

0
Monday March 23, 2015 - 11:51:20 in Wararka by
  • Visits: 1593
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    23 March Maanta oo kale Waxaa Geeryooday AUN Madaxweynahii Hore Cabdullaahi Yuusuf Axmed

    23-March-2015 oo maanta ah waxaa ay ku beegantahay maalintii uu Geeryooday ama uu dhintay Allaha unaxariistee Marxuum Cabdulaahi Yuusuf Axmed. Waxaan shaki kujirin in hogaamiye kasta oo sumcad iyo sharaf ku dhex leh dadkiisa ay adag tahay in si fu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

23-March-2015 oo maanta ah waxaa ay ku beegantahay maalintii uu Geeryooday ama uu dhintay Allaha unaxariistee Marxuum Cabdulaahi Yuusuf Axmed. Waxaan shaki kujirin in hogaamiye kasta oo sumcad iyo sharaf ku dhex leh dadkiisa ay adag tahay in si fudud ay ku ilaawaan maankoodana uga baxo marka uu dhinto.

Rabbi naxariistii jano haka waraabiye Marxuum Cabdulaahi Yuusuf Axmed waxaa uu noqday muwaadin baal dahab ah ka galay Sooyaalka umadda Soomaaliyeed.

Marxuum Cabdulaahi Yuusuf wuxuu ahaa Wadani halgan dheer u galay sidii umada Soomaaliyeed ay dib ugu heli lahaayeen Qarankii ka burburay,wuxuuna ku bixiyey wakhti farabadan.

Halyay Cabdulaahi Yuusuf Axmed wuxuu ka mid ahaa Aas-aasayaasha Dawladda Puntland,wuxuuna noqday Madaxweynihii ugu horeeyay ee Dawladda Puntland ay yeelato.

Marxuum Cabdulaahi Yuusuf Axmed wuxuu sidookale noqday Madaxweynihii ugu horeeyay ee Villa Soomaaliya taga ka dib Dawladii Soomaaliya.

3-sano ka hor maanta oo kale 23/March/2012 ayuu ku geeriyooday wadanka Isutaga Imaaradka Carabta, waxana lagu aasay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug.

EEB ha u naxariisto Halyay Cabdulaahi Yuusuf Axmed.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip