Maamulka Ceelbuur oo Sheegay in ay Ku Daba Joogaan Raggii Afduubtay Gudoomiyahii Hore Ee Degmdaasi

0
Tuesday March 24, 2015 - 06:40:02 in Wararka by
  • Visits: 533
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamulka Ceelbuur oo Sheegay in ay Ku Daba Joogaan Raggii Afduubtay Gudoomiyahii Hore Ee Degmdaasi

    Gudoomiyaha Degmada Ceelbuur Ee Gobolka Galgaduud oo la Hadlay Idaacadda Simba Ee Magaalada Muqdisho ayaa Waxaa uu sheegay in ay Haatan ku daba Jiraan Kooxahii Afduubtay Gudoomiyahii Hore Ee Degmada Ceelbuur Shiikh Maxamuud Ilkacadde oo ay Hbaiin ka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Degmada Ceelbuur Ee Gobolka Galgaduud oo la Hadlay Idaacadda Simba Ee Magaalada Muqdisho ayaa Waxaa uu sheegay in ay Haatan ku daba Jiraan Kooxahii Afduubtay Gudoomiyahii Hore Ee Degmada Ceelbuur Shiikh Maxamuud Ilkacadde oo ay Hbaiin ka Hor Al-shabab Kala Baxeen Guri uu ka Degganaa Degaanka Dac oo Qiyaastii 25 Km Dhanka Waqooyi Kaga Beegan Degmada Ceelbuur Nuur Xasan Guutaalle Gudoomiyaha Degmada Ceelbuur Ee Gobolka Bnaaadir ayaa Waxaa uu Xusay in ay Garanayaan Qaar ka Mid Ah Kooxahii Afduubka u Geystay Gudoomiyahii Hore Ee Degmada Ceelbuur Islmarkaan aya ku Daba jiraan oo ay Haatan Baarayaan Ragga Amarkaasi Gudoomiyahii Hore Ee Degmada Ceelbuur Lagu Afduubtay Baxshay

Gudooomiyaha degmada Ceelbuur Nuur Xasan Guutaalle (Nuur Fooleey) ayaa Waxaa uu intaasi ku Daray in ay Ulla Dhaqaaqeen Dhanka Iyo Deegaanka Wabxo oo isna Hoostago Degmada Ceelbuur Ee Gobolka Galgaduud Halkaasi oo ay Haatan Maamulaan al-shabab

Waxaa uu sheegay nuur fooleey in uuna Garaneynin Sababta Rasmiga ah Ee Ay al-shabab U Afduubteen Shiikh Maxamuud Ilkacadde oo Horay usoo Noqday Gudoomiyahii Hore Ee Degmada Ceelbuur Ee Gobolka Galgaduud

Wararka Qaar ayaa Waxaa ay sheegayaan in al-shabab ay U Watteen Sababo la Xariiro Dil uu Wiilkiisa oo shabab ah Geystay Islamarkaana uu ka Dhaga Adeegay in uu Magdhaw Bixiyo

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip