Soomaaliyeey ma is weediseen waa kuwee Beesha Mudulood ? (Ra'yi)

0
Sunday August 03, 2008 - 09:58:52 in Maqaallo by Xarunta Dhexe
  • Visits: 3456
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Soomaaliyeey ma is weediseen waa kuwee Beesha Mudulood ? (Ra'yi)

    Asalaama alaykum, jawaab: Beesha Mudulood waa beel ku saleesan qabiil walaal koodana aan u quurin hora mar waa kuwa geesigooda dila doqonkoodana dara jeeya taas waxaa u daliil ah maanta mudulood nuur cade oo eey u arkaan shaqsi xun .muduloodo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Asalaama alaykum, jawaab: Beesha Mudulood waa beel ku saleesan qabiil walaal koodana aan u quurin hora mar waa kuwa geesigooda dila doqonkoodana dara jeeya taas waxaa u daliil ah maanta mudulood nuur cade oo eey u arkaan shaqsi xun .muduloodoow ma aragteen maanta nuur sharafta oo uu soo hooyay soo maaha kan geedka kastaa u fariistay inuu nabdeeyo OO UU HOR FARIISTO mucaardaaka. bal iisheega dhaliisha uu leeyahay nuur cade?

Nuurcade magaciina oo wasaq ku dhacay oo uu soo celshay maxaa  yeelay ragii ka horeeyay oo mudulood oo midkastaahi jeebka ku ritay kistiisa soo ma istaahilo in mudulood eey tageeraan mise maxamed dheere uu taabtay anagana waa na taabtay waayay . qoraalda eey soo qoryaan beesha mudulood oo lidka ku ah nuur cade oo naagta layiraah shukri tooxow eey qortay  RSTV oo ah in  uu nacam leeya  ahmed cabdisalam oo tiraahday kalsoonidada waa kagla labanay nuurcade  taas jawaab teeda waxay thay .

Ali Mahamed  Geedi  soomaaheen kii cade gaboow ka qaday jagada oo siiyay maxamed dheere ma dhaliil aad ka maqasheen beesha cumar galmaax taasi waa maya . nuur haduu la shaqeen waayay maxamed dheere waxaa ka go an  inuu  raadsado shaqsi la shaqeenkara, Lakiin waxba  ha is ciilin nin nin wataa wayay maxamed dheere kursigana waa heestaa.

Muduloodoow maxamed dheere aqoon kuma  imaan ee waxuu ku yimaaday cabdulaahi yusuf danahiisa  hadan kursigiisi waa uu u noqday oo kursigaas cabdulaahi kama maarmo waa kan loogu cuna qabateeyo beesha mudulood aqoon yahanadooda iyo saraakiishooda lakiin aniga waxaan dhihi laha waa inay u istagaan beesha MUDULOOD sidii eey u garab istaagi lahayeen nuur cade wa kan sum cadiina iyo sharaftiinii  kor u soo qaadi karo waxaana nagu haboon in aan taageerno  nuur cade sida eey ugu istageen beelaha kale oo  hawiye kuwa ka dhax muuqdo, oo joo jiya mucaardka aad ku heesaan nuur cade ileen aqoon ayuu ku kasbaday  kursiga.  cabdulaahi yusuf waad aragtaan inuu rabo  mooshin ka dhan ah oo lagu ridaayo Nuur uu wado taas oo u arko inay sumcad  xumo u tahay  CBDULAAHI Yuusuf.  nuur cade oo isku soo dhaweey beesha hawiye mucaarad iyo muxaafad taas oo cabdulaahi qalqal galisay iyo maxamed dheere oo hadii la rido cabdulaahi suura gal u noqoneeyn inuu  caburin  uu ku wado beesha mudulood oo uu waayo draiiq uu u maro  maanta xaqa lagu  taganyahay oo loo babahan yahay isku duubni  hadii kale waxaa run noqoneesa shiribkii ahaa. 

WAAYEEL ABGAAL IYO WEEL LO AAD NINKII WARAABSADAA WADAA.                           
Wa Billahi Towfiiq

Muna Haji
cadale_girl@hotmail.com waa cadale_girl@

Wixii Su'aal qoraalkaan aad ka qabto u dir email qoraaga soo qoray ka fiiri emailkiisa xaga danbe qoraalka.

Shabakada Warsheekh Mas'uul kama aha qoraalka akhristayaashu kusoo bandhigaan Ra'yigooda, mas'uliyada Qoraalka waxaa leh qoraaga, Shabakada Warsheekh Kaalinteedu Waa Baahinta Ra'yiga xorta ah.. Mahadsanid.

Ma doonaysaa fikirkaaga inaad soo bandhigto? U soo dir webmaster@warsheekh.com , soo raaci magacaaga oo buuxa, iska ilaali ereyo gef ku ah Diinta Islamka, Qabiil ama Qof.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip