Qaban-Qaabada Aas Loo Sameynaayo Danjire Yuusuf Baribari oo Garoowe ka Socota

0
Sunday March 29, 2015 - 07:00:56 in Wararka by
  • Visits: 1410
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qaban-Qaabada Aas Loo Sameynaayo Danjire Yuusuf Baribari oo Garoowe ka Socota

    Alaha U naxariistee Waxaa Maanta Lagu Waddaa in Magaalada Garoowe Ee Xarunta Maamulka Puntland Lagu Aaso Danjirahii Soomaaliya U Fadhiyay Dalka Switzerland kaasi oo ku Geeryooday Weerarkii al-shabab ku Qaadeen Hotelka Maka al--mukarama

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Alaha U naxariistee Waxaa Maanta Lagu Waddaa in Magaalada Garoowe Ee Xarunta Maamulka Puntland Lagu Aaso Danjirahii Soomaaliya U Fadhiyay Dalka Switzerland kaasi oo ku Geeryooday Weerarkii al-shabab ku Qaadeen Hotelka Maka al--mukarama

Dalka Switzerland waxaa Saaka ka duuley oo Muqdisho kusii jeeda Marwadii Uu Marxuumku ka tagay waxayna Muqdisho ka qaadeysaa Marxuumka.

Sidda ay inoo Xaqiijiyeen Saraakiil ku Dhaw Xafiiska Ra'isul Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya ayaa Waxaa ay sheegayaan in uu Meydka Marxuumka Magaalada Muqdisho ka Raaci Doono Cumar Cabdirashiid Cali Sharma'arke iyo Qaar ka Mid ah Golahisa Wasiirad

Alaha U Naxariistee Danjire Yuusuf Barbari ayaa waxaa uu Soomaaliya u Fadhiyay Magaalada Geneva Ee Dalka Switzerland

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip