Dowladda Qadar oo Kafaalo Qaaday Nolosha 10''Kun Soomaali Agoon ah

0
Tuesday March 31, 2015 - 11:58:40 in Wararka by
  • Visits: 1738
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowladda Qadar oo Kafaalo Qaaday Nolosha 10''Kun Soomaali Agoon ah

    Dowladda Qadar ayaa sheegtay in ay kafaalo qaadeyso 10-oo agoon Soomaaliyeed u badan iyadoona ay sheegtay in mashruuc arintaasi ku aadan ay dhawaan ka sameyn doonaan Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda Qadar ayaa sheegtay in ay kafaalo qaadeyso 10-oo agoon Soomaaliyeed u badan iyadoona ay sheegtay in mashruuc arintaasi ku aadan ay dhawaan ka sameyn doonaan Soomaaliya.
Hogaamiyaha ugu sareeyo hay’ad kheyri ah oo laga leeyahay wadanka Qadar ayaa Kulan ay yeesheen kadib uu sheegay in ay go’aamiyeen u gurmashada agoonta Soomaaliyeed gaar ahaan kuwooda kunool gobolada koofurta iyo bartamaha Soomaaliya.

Mashruucaan ayaa ah mid boqolkiiba sagaashan mid la fulinayo sanadkaani gaar ahaan bilaha 4,5,6,7, iyo sideedaad.

Mas’uulkaani ayaa mar uu ka hadlaye lacag ku baxeyso mashruucaan loogu gurmanayo agoonta Soomaaliyeed ku sheegay in ay tahay 292000 oo ah lacagta riyaalka qadar.

Maamulaha hay’addaan kheyriga ah ee laga leeyahay wadanka Qadar oo lagu magacaabo Max’ed Xuseen Cumar ayaa sheegay in mashruucaani uu wax badan ka qaban karo dhibaatooyinka ay la kulmaan agoonta Soomaaliyeed .

Dowladda Qadar ayaa dhawaan sheegtay in ay mashaariic kala duwan ay ka fulin doonto Soomaaliya iyadoona Xukuumadda Doxa ay si rasmi ah u shaacisay hirgalinta mashaariicdaasi

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip