Kenya o Sedax Malin oo Baroordiiq ah looga Dhawaaqay

0
Sunday April 05, 2015 - 08:10:01 in Wararka by
  • Visits: 1114
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kenya o Sedax Malin oo Baroordiiq ah looga Dhawaaqay

    Madaxweynaha dalkaasi Kenya Uhuru Kenyatta ayaa waxaa uu ku Dhawaaqay Sedax Maalin oo Baroor Diiq ah kuwaasi oo loo Sameeynaayo Dadkii Lagu layay Jaamacadda Magaalada gaarisa Ee Gobolka waqooyi Bari kenya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha dalkaasi Kenya Uhuru Kenyatta ayaa waxaa uu ku Dhawaaqay Sedax Maalin oo Baroor Diiq ah kuwaasi oo loo Sameeynaayo Dadkii Lagu layay Jaamacadda Magaalada gaarisa Ee Gobolka waqooyi Bari kenya
Weerarkaasi oo ay mas’uuliyadiisa sheegatay xarakada Shabaab ayaa waxaa ku dhintay 148 qof oo ardey u badan.

Hay’adda Laanqeynta cas ee Kenya ayaa sheegtay in ilaa iyo hadda la aqoonsaday meydadka 54 ka mid ah dadkii weerarka ku dhintay oo loo soo qaaday caasimadda Nairobi.

Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta, ayaa sheegay in uu xoojinayo dagaalka ka dhanka ah Shabaab.

Wali Waxaa sidoo kale Isoo Taraayo Cambaareynta Weerarkii Khamiistii ka dhacay Gaarisa

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip