Ciidamo Nisa qeyb Ka Noqonaayo oo Tababar Cajiib ah Muqdisho Loogu soo Xiray (Sawiro)

0
Friday April 10, 2015 - 11:21:30 in Wararka by
  • Visits: 2494
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamo Nisa qeyb Ka Noqonaayo oo Tababar Cajiib ah Muqdisho Loogu soo Xiray (Sawiro)

    Taliyaha Ciidamada nabadsugida Iyo Sirdoonka Qaranka Cabdiraxmaan Maxamed Tuuryare Cumda ayaa Waxaa uu Magaalada Muqdisho Ee Xarunta Dalka Tababar ugu soo Xiray Ciidamo Qeyb ka Noqonaayo Ciidamada NISA oo Tababar cajiib ah Qaba

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha Ciidamada nabadsugida Iyo Sirdoonka Qaranka Cabdiraxmaan Maxamed Tuuryare Cumda ayaa Waxaa uu Magaalada Muqdisho Ee Xarunta Dalka Tababar ugu soo Xiray Ciidamo Qeyb ka Noqonaayo Ciidamada NISA oo Tababar cajiib ah Qaba
Cumda ayaa Waxaa uu Ciidamdaasi kula Dardaarmay in ay Dalkooda iyo Diintood si daacad ah ugu Shaqeeyaan Islamarkaana ay Gudtaan Waajibaadka Qaran Ee Saaran

Ciidamadaani oo Muddo uu u Socday Tababar ayaa Waxaa ay ku Biirayaan Ciidamad Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip