Suuqa Bakaaraha oo Saakay Bandoow ah

0
Sunday April 12, 2015 - 06:41:55 in Maqaallo by
  • Visits: 1860
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Suuqa Bakaaraha oo Saakay Bandoow ah

    Wararka Naga Soo Gaaraya Suuqa Soomaaliya Ugu Weyn Ee Bakaaraha Ayaa Waxaa ay Sheegayaan in Saakay Aanu jirin Wax Ganacsi Ah oo ay Hakad Galiyeen Ciidamo ka Tirsan Kuwa Dowlada Federaalka ah Ee Soomaaliya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka Naga Soo Gaaraya Suuqa Soomaaliya Ugu Weyn Ee Bakaaraha Ayaa Waxaa ay Sheegayaan in Saakay Aanu jirin Wax Ganacsi Ah oo ay Hakad Galiyeen Ciidamo ka Tirsan Kuwa Dowlada Federaalka ah Ee Soomaaliya
Ciidamo iskugu Jiro Boolis Iyo Nabad Sugid oo Taagan Dariiq Walbo oo laga Soo Galo Suuqa Bakaaraha ayaa Waxaa ay Dadka Ku Amrayaan in ay Dib Ugu Laabtaan Halkii Ay ka Yimideen

Mid ka Mid Ah Dad Ganacsatada ah ayaa waxaa uu iisheegay in uu Saakay Tiro Dhowr Jeer ah Tagay Suuqa Bakaaraha Kol Walbana laga Soo Cilinayay

Saakay Afar Jeer Ayaan Tagay Mar Walbo Ciidanka Dowlada Ayaa Laabo I Dhahayay Maaqaan Waxa Ay Shaqadeeyna u Xayirayaan'''Sidaasi Waxaa ii sheegay Mid ka Mid ah Ganacatada Suuqa Bakaaraha

Wasaarada Gaashaandhigga oo Aan Sidaasi Uga Fogeeyn Suuqa Bakaaraha ayaa Waxaa La Filayaa in Lagu Qabto Xuska Malainta Ciidanka Soomaaliyeed oo Maanta Ku Beegan

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip