Al-shabaab oo Samafalayaal ku afduubtay Gobolka Gedo iyo Ciidamada dowlada Soomaaliya oo ku raadjoogo

0
Monday April 13, 2015 - 15:07:07 in Wararka by
  • Visits: 475
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Al-shabaab oo Samafalayaal ku afduubtay Gobolka Gedo iyo Ciidamada dowlada Soomaaliya oo ku raadjoogo

    Wararka ka imaanaya Gobolka Gedo Ee Koonfurta Wadanka Somalia ayaa sheegaya in Al-shabaab saacadihii la soo dhaafay ay halkaasi ku afduubteen Samafalayaal.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya Gobolka Gedo Ee Koonfurta Wadanka Somalia ayaa sheegaya in Al-shabaab saacadihii la soo dhaafay ay halkaasi ku afduubteen Samafalayaal. Deegaanka Fax Fax Dhuun Ee Gobolka Gedo ayaa waxaa lagu afduubtay ilaa iyo 6 Ruux oo u shaqeeynayay ha’adaha samafalka Ee Gobolkaasi.
Saraakiisha Ciidamada dowlada Ee Gobolka Gedo ayaa Sheegay in ay xoog ku soo furan doonaan Samafalayaal Al-shabaab ay ku afduubteen Gobolkaasi.
Xuseen Qaliif Xasan oo kamid ah Saraakiisha ciidamada dowlada ayaa sheegay in hadda ciidamada dowlada ay baadigoob ku hayaan halka lala aaday samafalayaashaasi.
Waxa uu sheegay in ay xoog ku soo furan doonaan shaqaalahaasi islamarkaasina ay qaadi doonaan howlgalo culus .
Deegaanada Al-shabaab Ay Maamulaan waxaa ku soo laa laabta Afduubka iyo qafaalka Samafalayaasha Ha’adaha Gar Gaarka bini aadanimo.
Wixii ku soo kordha dib kala soco Insh Allah

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip