Kullan looga Arinsanayay Hormarinta Ciyaaraha oo Muqdisho ka dhacay

0
Saturday April 18, 2015 - 11:35:57 in Wararka by
  • Visits: 911
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kullan looga Arinsanayay Hormarinta Ciyaaraha oo Muqdisho ka dhacay

    Shir wadatashi oo looga hadlayay horumarinta isboortiga Soomaaliya oo u dhexeeyay dowladda federalka Soomaaliya iyo dowladdaha xubnaha ka ah ayaa lagusoo gabagabeeyay magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shir wadatashi oo looga hadlayay horumarinta isboortiga Soomaaliya oo u dhexeeyay dowladda federalka Soomaaliya iyo dowladdaha xubnaha ka ah ayaa lagusoo gabagabeeyay magaalada Muqdisho.
Shirkaan oo socday labo maalin ayaa waxa ka qeyb galay mas’uuliyiin ka kala socday maamul goboleedyada dalka kajira.
Qodobada shirkaan kasoo baxay ayaa waxaa kamid ahaa hirgalinta siyaasasda horumarinta dhalinyarada Soomaaliyeed,
Wasiirka dhalanyarada iyo ciyaaraha Maxamed Cabdullaahi Xasan (Nuux) ayaa sheegay inuu aad iyo aad ugu faraxsanyahay in shirka wadatashiga horumarinta isboortiga soomaaliya mugadisho lagu soo gabagabeeyo misna rajeeynaayo in lafuliyo qodobada lagu heshiiyey
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip