Wasiir Axmed Gacma yare oo Fariin Culus u Diray Wasiir Axmed karash& Khilaafka Puntland iyo Khaatuma oo Xoogeeysanayo(Muuqaal )

0
Monday May 25, 2015 - 08:05:12 in Wararka by
  • Visits: 1556
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Axmed Gacma yare oo Fariin Culus u Diray Wasiir Axmed karash& Khilaafka Puntland iyo Khaatuma oo Xoogeeysanayo(Muuqaal )

    Wasiirka Warfaafinta Maamulka Khaatumo Axmed Gacmo yare ayaa si kulul u Weeraray Hadal ka soo Yeedhay Maamulka Puntaland gaar ahaan Axmed Karaash oo Maamulkaasi u Qaabilsan Wasiirka Arimaha Gudaha ee Maamulkaasi Puntland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Warfaafinta Maamulka Khaatumo Axmed Gacmo yare ayaa si kulul u Weeraray Hadal ka soo Yeedhay Maamulka Puntaland gaar ahaan Axmed Karaash oo Maamulkaasi u Qaabilsan Wasiirka Arimaha Gudaha ee Maamulkaasi Puntland

Axmed Gacmo Yare Waxaa uu sheegay in wasiirka arimaha Gudaha Maamulka Puntland oo Caais ku Noqday Dadka Reer Khaatumo
Dhinaca Kale Wasiirka ayaa soo Dhaweeye Hadal ka soo Yeeray Wasiirka Arimaha Gudaha ee Dawlada Somalia Mr odawaa oo Taageeray Maamulka Khaatumo oo Wasiirku sheegay inay Wada shaqayni Maamulkiisa ay kala Dhaxayso Maamulka Khaatumo.
Maamulka Khaatuma ayaa waxaa guluf siyaasadeed iyo Mid Dagaal Kulla Jira Maamuladda Soomaaliland iyo Puntland

 

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip