''Maanta oo ay Taariikhdu Tahay 17 Sanadka 2015 dadka Reer Muqdishoow Waxaa ay uheed Maalin ka Duwan Maalmahii soo Maray''

0
Wednesday June 17, 2015 - 13:07:37 in Wararka by
  • Visits: 1119
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    ''Maanta oo ay Taariikhdu Tahay 17 Sanadka 2015 dadka Reer Muqdishoow Waxaa ay uheed Maalin ka Duwan Maalmahii soo Maray''

    Maanta oo ay Taariikhdu Tahay 17 Sanadka 2015 dadka Reer Muqdishoow Waxaa ay uheed Maalin ka Duwan Maalmahii soo Maray waxaa ay Mar Qura arkeen Ciidamo Boolis ah Gaadda ka Ciyaar Hagaagsan Kusoo bandhigaayo wadada Muhiimka Ee Maka Al-mukarama Ee Ma

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maanta oo ay Taariikhdu Tahay 17 Sanadka 2015 dadka Reer Muqdishoow Waxaa ay uheed Maalin ka Duwan Maalmahii soo Maray waxaa ay Mar Qura arkeen Ciidamo Boolis ah Gaadda ka Ciyaar Hagaagsan Kusoo bandhigaayo wadada Muhiimka Ee Maka Al-mukarama Ee Magaalada Muqdisho

Ciidamdda uu Wattay Gadiidka Booliska Ayaa Waxaa ay Socod kazoo Bilaabeen Xarunta Ciidamadda Taraafikadda Ee Fisha Taraafiko Iyagoo Socodka ku Marayay ilaa Isgooyska Dabka

Dhawaqa iyo Jugta Ciisdamada iyo Oraahda Cadaw Jabinta ah ayaa Waxaa aya aheed Mid ay u Riyaaqeen Shacabka Reer Muqdisho Ee wadada Iskugu soo Baxay

Sheekadda Ugubka ah Ee Dadka reer Muqdishoow iyo Shaqsiyanba Maanta Bidhaan inoo aheed ayaa Waxaa ay aheed in aan Aragno Ciidamo Kali ah oo aan Hubeeysneeynin oo Wadad Iyagoo Gaardinaaya Maraayo

Ruux Walbo oo Waqtigga ay Ciidamdaasi Wadada Marayeen Socday Halkaasi ayaa Mar Qura is taagay oo Indhaha la raacay Ciidamadda Booliska Soomaaliyeed Ee Maanta Wacdaraha Muqdisho ka dhigay

Dalka Soomaaliya Ayaa Waxaa uu Markaanu u Muuqdaa Mid kazoo Kabanaayo Coladahii Dalka soomaray kuwaasi oo gabi ahaan Dalka Dib u dhigay

Cadawga soomaaliyeed ayaa Waxaa ay Tani u Noqoneeysaa Dharbaaxsho Xanuun Badan iyo Fillan WAA

‘’’Cadawoow ka Nax oo Nafta Waaa ‘’’
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip